{"id":39471,"date":"2017-06-09T16:54:42","date_gmt":"2017-06-09T14:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39471"},"modified":"2017-06-09T16:54:42","modified_gmt":"2017-06-09T14:54:42","slug":"dhagayso-madaxweynaha-puntland-oo-ku-dhawaaqay-guluf-dagaaleed-oo-ka-dhan-ah-shar-wadayaasha-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39471","title":{"rendered":"DHAGAYSO: Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo Ka dhan ah Shar-wadayaasha Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa\u2019iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab, kaas oo lagaga safaynaayo Dhammaan Degaanada Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39472\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3.jpg\" alt=\"235-4b3\" width=\"504\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-4b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 504px) 100vw, 504px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa ugu horayn tacsi u diray eheladii, qaraabadii, iyo qaran kii ay ka baxeen dhamaan intii ku nafweydey dagaalkii\u00a0 shalay\u00a0\u00a0 ay ciidamada\u00a0 Puntland\u00a0 la galeen argagixisada Al-shabaab, kaas oo ka dhacay degaanka <b>Af-urur<\/b> ee gobolka <b>Hayland<\/b> , waxaana uu madaxweynuhu ku bogaadiyey ciidamada Puntland sida geesinimada leh ee ay isaga difaaceen burcad dimeedkaasi Al-shabaab.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019 Sidaad lasocotaan waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 08 June 2017 ay burcad dimeedka Al-shabaab kusoo qadeen weerar gaadmo ah tuulada Af-urur iyo xerada Daraawiishta ee Puntland, waxay weerareen dad muslimiin ah, cibaadaysanaya oo ku jira bil Ramadaan, waxaan bogaadinayaa oo amaan u soo jeedinayaa ciidamada Puntland ee sida geesinimada leh dadkooda iyo dalkooda u difaacay, kuna shahiidey weerarkaas wuxuush nimada ah ee ay soo qaadeen wax matarayaasha Al-shabaab<\/b>\u2019\u2019\u00a0 ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019waxaan tacsi u dirayaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen ciidamada difaacayey dadkooda iyo dalkooda iyo saldhigooda ciidanba, sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa eheladii iyo qaraabadii dadkii shacabka ahaa ee ay ku xasuuqeen tuulada Af-urur sharwada yaashu\u2019\u2019<\/b> ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa ugu baaqay shacabka reer Puntland meelkastay joogaanba inay u diyaar garoobaan dagaal adag oo ka dhan ah kooxda ugus ee Al-shabaab ee kusoo duuley dalkooda, kaas oo lagaga sifaynaayo kooxdaasi dhammaan degaanada Puntland, waxaana uu hoosta ka xariiqay in dawladda Puntland iyo shacabkeedu ay isku filan yihiin, kuna filaan jireen inay iska difaacaan shar-wadayaasha Al-shabaab.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019Waxaan u sheegayaa dad weynaha Puntland meel kastoo ay joogaanba inay u diyaar garoobaan dagaal adag oo ka dhan ah burcad dimeedka kusoo duuley dalkooda, dawladda Puntland iyo shacabkeedu waysku filan yihiin, waana ku filaan jireen inay iska difaacaan shar-wadayaasha, waxaa balan igu ah oon balan qaadaynaa in dhul kayaga aanu ka sifayno Al-shabaab, daacish iyo intii u soo dulaan tagtay in ay gumaado shacab kayaga\u2019\u2019<\/b> ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dhinaca kale, madaxweynaha ayaa sheegay inuu magcaabay guddi wasiiro ah kuwaas oo ka shaqayn doona qiimaynta dhibta dhacday iyo gurmadka dadka wax yeeladu kasoo gaadhey dagaal kaasi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019waxaan shalay magcaabay guddi Wasiiro ah oo soo qiimeeya dhibta dhacday kana qayb qaata gurmadka dadka dhaawaca ah iyo dadkii wax yeeladu kasoo gaadhtey dhacdadaasi foosha xun\u2019\u2019 <\/b>ayuu yiri madaxweynuhu.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu danbayn, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. cabdiweli Maxamed Cali<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Gaas ayaa ugu baaqay dawladda Fadaraalka Soomaaliya iyo beesha caalmka inay ku taageeraan dagaalka ay Puntland kula jirto kooxaha argagixisada ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019waxaan ugu baaqayaa Dawladda Fadaraalka iyo beesha caalamka inay nagu tageeraan dedaalka adage e aan kula jirno ladagaalanka sharwadayaasha usoo tafa-xaytey inay gumaadaan shacabiga Soomaaliyed\u2019\u2019<\/b> ayii yiri madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dhagayso Madaxweyne Dr Gaas<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-39471-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Codka-Madaxweynaha-29.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Codka-Madaxweynaha-29.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Codka-Madaxweynaha-29.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa\u2019iid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1490,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39474,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39471\/revisions\/39474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39472"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}