{"id":3950,"date":"2014-11-03T18:04:37","date_gmt":"2014-11-03T17:04:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3950"},"modified":"2014-11-03T19:07:29","modified_gmt":"2014-11-03T18:07:29","slug":"akhri-xasan-culusoow-oo-si-cad-loogu-sheegay-in-taangiga-amisom-uusan-ku-ahayd-dawlad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=3950","title":{"rendered":"Akhri: Xasan Culusoow oo si cad loogu sheegay in Taangiga AMISOM uusan ku ahayd dawlad"},"content":{"rendered":"<p>Xalay 2 nov waxaa warsaxaafadeed uu kaga hadlaya marxalada Somalia ku sugan tahay waqtiga xaadirka ah soo saaray Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya \u00a0Nicholas Kay,isagoo walaac aad u wayn ka muujiyey sida Xasan Culusoow u hareer maray wixii Somaliyi ku heshiisay. Mr Kay ayaa waxa uu ka hadlay laba qodob:<\/p>\n<ol>\n<li>Isagoo u digay Xildhibaanada caadada ka dhigtay in ay codkooda lacag ku bedeshaan, una digay in la joojiyo Mooshinka uu Culusoow rabo in uu xilka kaga qaado Wasiirka 1aad.<\/li>\n<li>Isagoo u digay Mr Culusoow una sheegay in tilaabo laga qaadidoono haddii uusan joojin Qaska uu wado<\/li>\n<\/ol>\n<p>Halkan ka Akhri qaar ka mid ah Qoraalkii Mr Kay<\/p>\n<p>\u201cI recognise the dedication and hard work of Members of Parliament, but <strong>I am concerned about allegations of some MPs being asked to exchange votes for cash in the context of a potential \u2018No Confidence\u2019 motion, which is a disservice to Somalia\u2019s progress towards accountability and transparency,\u201d he added. Somalia and Somalis deserve better.\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Mr. Kay repeated recent calls by UN Secretary-General Ban Ki-moon for political unity and continuity at the highest level of the Federal Government of Somalia, and <strong>noted that any action by any party that creates political turmoil would be reported to the UN Security Council, who will be notified<\/strong> <strong>that such action risks spoiling the prospect of implementing Vision 2016.<\/strong><\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa isna maanta 3 nov soo saray warsaxaafadeed xambaarsan labadii qodob ee uu ka hadlay Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya \u00a0Nicholas Kay kuwaas oo ahaa u digid Xildhibaanada iyo Culusoow. Waxay kaloo EU du ku hanjabtay in ay ka fiirsanayaan dhaqaalaha faraha badan ee ay Xasan Culusoow siiyaan ayna jaridoonaan hadduu talaabo kale qaado!!!!<\/p>\n<p>Halkan ka Akhri qaar ka mid ah Qoraalkii\u00a0Midowga Yurub:<\/p>\n<p>Parliament, as the primary organ of the Federal Institutions,\u00a0has a special responsibility in these times and we call upon members of the legislative to respect the integrity of the process and the institutions. <strong>It is an issue that we, as a main donor, will be monitoring closely.<\/strong><\/p>\n<p>The EU remains committed to support Somali driven efforts to address the crisis and continue working closely\u00a0with UN, IGAD,\u00a0AU, US,\u00a0Ethiopia\u00a0and Somalia\u2019s international partners.\u00a0<strong>The EU remains ready to look at all options should these calls not be heeded and the situation deteriorate further.<\/strong><\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo XasanCulusoow wuxuu marayaa meel aad iyo aad uga liidata markii uu kursiga madaxtinimada isaga casilay Madaxweynihii hore ee JFS AUN Cabdulaahi Yuusuf Axmed. Sida ay hore u saadaalisay Puntlandes.com Xasan Culussow isma casilidoono wuxuuna isku dayidoonaa in uu ka horyimaado nimankii awalba taageeradooda uu ku ahaa madaxweynaha \u201dbeesha caalamka\u201d. Oogow hada Taangiga AMISOM la\u2019aantii waa EBER\u2026\u2026.<\/p>\n<h2>\u00a0Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay 2 nov waxaa warsaxaafadeed uu kaga hadlaya marxalada Somalia ku sugan tahay waqtiga xaadirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3950","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1513,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3950"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3952,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3950\/revisions\/3952"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}