{"id":39563,"date":"2017-06-11T15:43:18","date_gmt":"2017-06-11T13:43:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39563"},"modified":"2017-06-11T15:43:18","modified_gmt":"2017-06-11T13:43:18","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-qatar-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39563","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>11 June 2017 (Puntlandes) Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi \u00a0ayaa socdaal\u00a0deg deg ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la leh madaxda dowladda Fadaraalka.<span id=\"more-72569\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/5-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39564\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/5-3.jpg\" alt=\"5\" width=\"586\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/5-3.jpg 586w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/5-3-300x185.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/5-3-292x180.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 586px) 100vw, 586px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes\u00a0ayaa ogaatay in Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar uu xilligan kulan albaabadu u xiran yahay la leeyahay Ra\u2019iisul Wasaaraha dawlada Fadaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Qatar ayaa\u00a0sidoo kale la kulmi doono Madaxweyne Farmaajo, si uu ugu mahad celiyo go\u2019aanka ay qaadatay dowladda Federaalka ee ku aadan inay dhex dhexaad ka noqoto xiisada siyaasadeed ee dowladdaha Khaliijka.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa haatan ku dhex dhacday xaalada siyaasadeed ee Khaliijka, iyadoo ay heysato labo daran mid dooro, iyadoo Qatar ay saaxib dhow la tahay shaqsiyaad ku dhow Madaxweyne Farmaajo, halka Sacuudigana uu ku adkeysanayo hadii aysan xiriirka u jarin in uusan dhaqaalihii u balan qaaday siin doonin.<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa la kulmeysa cadaadis weyn, tan iyo markii xulafada uu Sacuudiga hoggaamiyo ay xiriirka u jareen, isla markaana la geliyay go\u2019doomin dhanka ganacsiga, lagana xirtay hawada, badda iyo dhulka.<\/p>\n<p>Qatar ayaa hada isticmaaleysa Hawada Soomaaliya, kaddib markii wadamada Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay hawada ka xirteen<\/p>\n<p>Lama oga saameynta arrintan ku yeelan karto dowladda Federaalka imaatinka Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Qatar, iyadoo Sacuudiga xilligan u muuqdo mid ku cadaadinaya dowladda Soomaaliya inay xiriirka u jarto Qatar.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 June 2017 (Puntlandes) Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi \u00a0ayaa socdaal\u00a0deg&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1657,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39565,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39563\/revisions\/39565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39564"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}