{"id":39600,"date":"2017-06-12T13:12:14","date_gmt":"2017-06-12T11:12:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39600"},"modified":"2017-06-12T13:12:14","modified_gmt":"2017-06-12T11:12:14","slug":"daawo-muuqaal-soomaaliya-oo-laga-saaray-tartankii-quraanka-ee-imaaraadka-maxaa-xigi-doona","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39600","title":{"rendered":"Daawo muuqaal Soomaaliya oo laga saaray tartankii qur&#8217;aanka ee Imaaraadka, maxaa xigi doona?"},"content":{"rendered":"<p>12\u00a0June 2017 (Puntlandes)Dowladaha Imaaraadka (UAE) iyo Sacuudiga ayaa waxay aad u caroodeen go\u2019aanka ay dawladda Fadaraalka Soomaaliya ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka, iyagoo qaaday talaabooyinkii u horeeyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-39332\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a.jpg\" alt=\"235-3e8a\" width=\"459\" height=\"275\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a-768x461.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/235-3e8a-638x383.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 459px) 100vw, 459px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa masaafurisay ardaydii tartanka Quraanka uga qeybgalayey Soomaaliya iyo Qadar, iyadoo uu xaalku isbedelay kadibmarkii wasiir ka socda Qadar uu gaaray Muqdisho,<\/p>\n<p>Sacuudiguna waxa uu si hoose ula dhaqmay wasiiro ka socday DFS oo u tagay halkaasi inay hesahiis la saxiixdaan dhigooda.<\/p>\n<p>Hadaba waxaa iswaydiin leh maxaa xigi doono? Ma cunaqabatayn ganacsi ayey na saari doonaan? Ma Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkooda ayey kasoo saari doonaan?<\/p>\n<p>Haddii aan si gooni ah u eegno Puntland waxay ku xiran tahay Imaaraadka iyo sacuudiga waxaana danteedu ku jirtaa inay la jaaal noqoto iyaga.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39558\" target=\"_blank\">Halkan ka akhriso Maqaal ay Warbaahinta Puntlandes ka qortay Danaha Puntland &amp; khilaafka wadamada Khaliijka<\/a><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39594\" target=\"_blank\">Halkana ka dhagayso Saneter Prof Juriile oo ugu baaqay DFS inay la safato UAE iyo Sacuudiga iyadoo ilaalinaysa danaha ummadda Soomaaliyeed<\/a><\/span><\/p>\n<p>Daawo muuqaal tartahii Soomaaliya oo ka hadlaya dhacdada<\/p>\n<div style=\"position: relative; height: 0; padding-bottom: 56.21%;\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"position: absolute; width: 100%; height: 100%; left: 0;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FuM21b24j4g?ecver=2\" width=\"641\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12\u00a0June 2017 (Puntlandes)Dowladaha Imaaraadka (UAE) iyo Sacuudiga ayaa waxay aad u caroodeen go\u2019aanka ay dawladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1390,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39600"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39601,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39600\/revisions\/39601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39332"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}