{"id":39634,"date":"2017-06-13T19:24:21","date_gmt":"2017-06-13T17:24:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39634"},"modified":"2017-06-13T19:24:21","modified_gmt":"2017-06-13T17:24:21","slug":"dhagayso-axmed-madoobe-oo-u-jawaabay-labadii-xildhibaan-ee-uu-dhawaan-xilka-ka-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39634","title":{"rendered":"Dhagayso: Axmed Madoobe oo u jawaabay labadii Xildhibaan ee uu dhawaan xilka ka qaaday"},"content":{"rendered":"<p>13 June 2017 (Puntlandes) madaxweynaha Jubaland\u00a0Axmed Madoobe ayaa isagoo uu xanaag ka muuqdo ka jawaabay eedayntii ay usoo jeediyeen labadii Xildhibaan ee\u00a0kala ah Xildhibaan Cabdikadir Ibrahim Cali iyo Xildhibaan Maxamed Calili Yuusuf ee uu dhawaan ka saaray Baarlamaanka Jubaland. waan sharci daro in Xildhibaan sidaas xilka looga qaado.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39636\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2.jpg\" alt=\"11\" width=\"507\" height=\"380\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/11-2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 507px) 100vw, 507px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa si cad u sheegay inuusan u dulqaadan karin dhaliin uu ku tilmaamay dumin wixii uu soo dhisayey mudada, isagoo sheegay inuusan aqbali karin in wiilal Qurbaha ka yimid dumiyaan maamulkiisa.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa inkiray dhamaan eedihii ay u jeediyeen labadaas xildhibaan. Dhanka kale Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Beesha Caalamku ay cadaadis xoogan saartay ayna hakisay dhamaan mashaariidii ay ka waday Jubaland ama jidka kusoo jiray.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaaayo ayaa iminka u muuqata meel ay ka taliso Jamhad uu madax ka yahay shaqsi aan waxba ka aqoon maamul oo doonaya inuu magaalada iyo khayraadkeeda gacanta u geliyo Beeshiisa.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Axmed Madoobe<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-39634-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_Aaxmed_madoobe_oo_u_jawaabay_xil_13.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_Aaxmed_madoobe_oo_u_jawaabay_xil_13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_Aaxmed_madoobe_oo_u_jawaabay_xil_13.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com\u2026<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 June 2017 (Puntlandes) madaxweynaha Jubaland\u00a0Axmed Madoobe ayaa isagoo uu xanaag ka muuqdo ka jawaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1492,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39637,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39634\/revisions\/39637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39636"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}