{"id":39674,"date":"2017-06-14T16:02:38","date_gmt":"2017-06-14T14:02:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39674"},"modified":"2017-06-14T16:02:38","modified_gmt":"2017-06-14T14:02:38","slug":"sawirro-wasaaradda-arrimaha-dastuurka-ee-xfs-oo-kulan-wadatashi-ah-ku-qabatay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39674","title":{"rendered":"Sawirro: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo kulan wadatashi ah ku qabatay Puntland"},"content":{"rendered":"<p>14 June 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ee deegaanada Puntland, waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin katirsan dawlad goboleedka Puntland oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Puntland iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<div class=\"content-ad\"><\/div>\n<p>Kulanka ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil isaga oo sheegay in uu aad ugu farxasanyahay kulanka.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan ugu farxsanahay aniga iyo wafdiga ila socdo ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee dawladda Federaalka in aan maanta kulamadii wadatashiga ee hannaanka dib u eegista Dastuurka aan soo gaarsiino Puntland inaga oo ku sii wajahan dhamaan Dawlad Goboleedyada\u201d ayuu yiri Wasiir Xoosh.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadkii ka soo qaybgalay kulanka ayaa su\u2019aallo ku saabsanaa Qorshaha Guud ee Geedi-sicidka dib u eegista Dastuurka weydiiyay Wasiirka, sidoo kale waxa ay aragtiyo muhiim ah la wadaageen Wasaaraadda.<\/p>\n<p>Kulankan maanta ka dhacay magaalada Garoowe waxaa xigi doona kulamo ceynkan oo kale ah oo ay Wasaaradda ku qaban doonto caasimadaha dawlad goboleedyada<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-20-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39675\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-20-1024x575.jpg\" alt=\"unnamed-20-1024x575\" width=\"750\" height=\"575\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-3-6-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39676\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-3-6-1024x575.jpg\" alt=\"unnamed-3-6-1024x575\" width=\"750\" height=\"575\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-2-7-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39677\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-2-7-1024x575.jpg\" alt=\"unnamed-2-7-1024x575\" width=\"750\" height=\"575\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-4-8-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39678\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-4-8-1024x575.jpg\" alt=\"unnamed-4-8-1024x575\" width=\"750\" height=\"575\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-1-10-1024x575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39679\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/unnamed-1-10-1024x575.jpg\" alt=\"unnamed-1-10-1024x575\" width=\"750\" height=\"575\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 June 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1420,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39680,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39674\/revisions\/39680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39678"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}