{"id":39741,"date":"2017-06-17T12:23:28","date_gmt":"2017-06-17T10:23:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39741"},"modified":"2017-06-17T12:23:28","modified_gmt":"2017-06-17T10:23:28","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-amniga-puntland-oo-maanta-loo-dhaariyey-xilkaasi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39741","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland oo Maanta Loo Dhaariyey Xilkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle oo dhowaan uu Madaxweynaha Dawladda Puntland u magcaabay xilkaasi.<\/p>\n<p>Munaasimada Dhaarinta Wasiiru Dawlaha oo ka dhacday qasriga Madaxtooyada Garoowe ayaa waxaa goob joog\u00a0 ka ahaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, \u00a0xibin ka tirsan Maxkamadda Sare ee Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Garoowe.<\/p>\n<p>Dhaarinta Wasiiru Dowlaha kadib ayaa waxaa Madaxwynaha Dawladda Puntland uu Xasuusiyey Wasiiru Dawlaha in xilkaasi loogu gartay aqoon tiisa iyo khibaradiisa waaya aragnimo, loona baahan yahay in uu si daacad ah uu ugu adeego dalkiisa iyo dadkiiisa,<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sidoo kale Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ku booriyey inuu fiira gaara u lahaado kala socodsiinta arrimaha shaqo ee \u00a0xafiiskiisa, kaasi oo dalka wax badan katari kara marka la dardar geliyo.<\/p>\n<p>Ugu Danbayn madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kula dardaarmay Wasiiru Dowlaha Wasaadda Amniga Puntland \u00a0in uu had iyo jeer maankiisa ku hayo in Puntland heegan ku tahay ka sifaynta dhulkeeda cadawga nabad diid ka ah ee ku dhuumaalaysanaya dhulkeeda, isla markaana uu xafiis kiisu markasta heegan ugu jiro arrimaha iska caabinta cadawga tamarta yar ee majara habaabsan.<\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-98460\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-2.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"707\" height=\"471\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-98461\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-3.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-3-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"706\" height=\"470\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-98462\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-4.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8072-4-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"711\" height=\"474\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-98463\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8074.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8074.jpg 710w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8074-300x254.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8074-160x135.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"600\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-98464\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8079.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8079.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8079-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8079-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/IMG_8079-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"710\" height=\"473\" \/><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1256,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39743,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39741\/revisions\/39743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}