{"id":39759,"date":"2017-06-17T15:34:03","date_gmt":"2017-06-17T13:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39759"},"modified":"2017-06-17T15:34:03","modified_gmt":"2017-06-17T13:34:03","slug":"daawo-kullan-ay-shacabka-gobolka-jubada-dhexe-uga-dhawaaqeen-inay-kalsoonidii-kala-noqdeen-axmed-madoobe-isku-tashina-ay-ku-baaqeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39759","title":{"rendered":"Daawo kullan ay Shacabka Gobolka Jubada Dhexe uga dhawaaqeen inay kalsoonidii kala noqdeen Axmed Madoobe &#038; Isku Tashina ay ku baaqeen"},"content":{"rendered":"<p>17 June 2017 (Puntlandes) Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay kullan ballaaran oo ay isugu yimaadeen shacabka\u00a0Gobolka Jubada Dhexe iyagoo kaga tashanayey marxaladda aadka u qalafsan ee uu iminka ku sugan yahay Gobolkaaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39760\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1.png\" alt=\"6\" width=\"499\" height=\"290\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1.png 824w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1-300x174.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1-768x446.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1-292x169.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/6-1-638x370.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 499px) 100vw, 499px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kullnka oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha bulshada ee Gobolkaasi ayaa waxay cod dheer ku sheegeen sida uu u noqday Dhiigoodii ay usoo hureen dhismihii Jubaland mid khasaaray oo aan yeelan faa&#8217;iidadii laga filayey iyadoo ay Jubaland noqotay maamul aan shaqayn oo uu madxaweyne Axmed Madoobe boorso ku ritay.<\/p>\n<p>Waxgaradkii, siyaasiyiintii iyo aqoonyahanadii ka\u00a0hadlay kullanka ayaa sheegay inay soo kartay shacabka Jubada Dhexe Riwaayadii uu Axmed Madoobe caadada ka dhigtay ee uu inta uu Tuute xirto oranayey waxaan xoraynayaa dhulka la haysto taasoo ah wax aan run ahayn, waxaana kullanka laga dhawaaqay Isku Tashi ay samaynayaan shacabka gobolkaasi iyagoo Dowladda Fadaraalkana ugu baaqay inay Caawimaada ay XAQA UGU LEEYIHIIN AY SIISO gobolkoodana ay iyagu Xoraysanayaan.<\/p>\n<p>Dhamaan dadkii ka hadlay kullanka waxay isku raaceen inuu Gobolka Jubadda Dhexe ka haray 17ka Gobol ee kale ee Soomaaliya, meesha ay horumarka ku talaabsadeena gobolada kalena uusan gobolkani haysan adeegii aasaasiga ahaa.<\/p>\n<p>Dhanka waxay shacabka Gobolka Jubadda Dhexe isku raaceen inay kalsoonidii kala noqdeen maamulka fadhiidhka ah ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Bilihii u dambeeyey ayaa maamulka Kismaaayo waxa uu\u00a0u muuqday meel ay ka taliso Jamhad uu madax ka yahay shaqsi aan waxba ka aqoon maamul oo doonaya inuu magaalada iyo khayraadkeeda\u00a0jeebka ku rito kuna naasnuujiyo dad gooni h.<\/p>\n<p>Waxaana si xawli ah u socday mucaaradnimada ay Beelaha Soomaaliyeed ee reer Jubaland u muujiyeen maamulka Axmed Madoobe kadib markii ay u cadaatay inuu FASHILMAY kana soo bixi waayey mas&#8217;uuliyaddii loo dhiibtay.<\/p>\n<p>Shacabka Jubaland ayaa iminka uga quustay hogaanka Axmed Madoobe si isku mid ah, iyagoo iminka ka wada shaqaynaya sidii ay Jubaland ku badbaadin lahaayeen isagana horwaeeejin lahaayeen Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka kullanka<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/T069mrydc5w\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 June 2017 (Puntlandes) Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay kullan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2129,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39761,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39759\/revisions\/39761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39760"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}