{"id":39818,"date":"2017-06-20T13:03:26","date_gmt":"2017-06-20T11:03:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39818"},"modified":"2017-06-20T13:03:26","modified_gmt":"2017-06-20T11:03:26","slug":"dhagayso-nabadoon-jibriil-madaxweyne-gaas-ammaan-ka-badan-ayuu-mudan-yahay-jiroo-joog","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39818","title":{"rendered":"Dhagayso: Nabadoon Jibriil \u201dMadaxweyne Gaas Ammaan Ka Badan Ayuu Mudan Yahay Jiroo Joog\u201d"},"content":{"rendered":"<p>20 June 2017 (Puntlandes) Nabadoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah nabadoonada Gobolka Nugaal oo waraysi siiyey radio Daljir ayaa madaxweynaha dowladda Puntland iyo xukuumaddiisa ku ammaanay sida ay uga go\u2019antahay koru-qaadista kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-39820\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2.jpg\" alt=\"20\" width=\"492\" height=\"328\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2.jpg 700w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/20-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 492px) 100vw, 492px\" \/><\/a><br \/>\nNabadoonka ayaa sheegay in wax qabadka dawlada uu madaxweynaha ka yahay Dr Cabdiweli uusan ahayn mid la koobi karo, isagoo wax badan ka qabtay kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Nabadoon Cabdulaahi ayaa inay waxgaradka Puntland soo jeedinayaan in la sib loo doorto 5, 10 iyo 15 sano, wuxuuna yiri isagoo ka hadlaya \u201dQofka noocaas oo kale ah waa Dheeman oo Dheemankana waa lagu fara adaygaa, inaan garab istaagno oo la shaqayno xilkana uu hayo intii cilrigiisu gaaro\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli ayaa shalay ku wareejiyey 3.5 miljan oo doollar Guddiyada dhisaya Garoonka Diyaaradaha caasimada Puntland ee Garowe iyo wadada isku xirto Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo, iyadoo Garoonka uu ku wareejiyey 2.5 miljan oo doollar halka wadadana uu ku wareejiyey 1 miljan oo doollar oo Laami lagu saaryo 45km.<\/p>\n<p>Punland ayaa dhawaan yeelanaysa 3 Garoon Diyaaradeed oo caalami ah, kuwaas oo aysan la hayn dawlado badan oo aduunka ka mid ah gaar ahaan Afrikaanka.<\/p>\n<p>Dhagayso Nabadoonka<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-39818-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_anabadoon_cabdulahi_20.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_anabadoon_cabdulahi_20.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/A_anabadoon_cabdulahi_20.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 June 2017 (Puntlandes) Nabadoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah nabadoonada Gobolka Nugaal oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39820,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3431,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39821,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39818\/revisions\/39821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39820"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}