{"id":39933,"date":"2017-06-23T23:28:05","date_gmt":"2017-06-23T21:28:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39933"},"modified":"2017-06-23T23:28:05","modified_gmt":"2017-06-23T21:28:05","slug":"maqaal-xiiso-badan-gobdoon-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39933","title":{"rendered":"Maqaal xiiso badan: Gobdoon &#038; Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Waxa ay ii ahayd booqashadeydii koowaad ee aan ku tago magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland, aniga oo kamid ahaa wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39937\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4.jpg\" alt=\"13\" width=\"602\" height=\"449\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4.jpg 888w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-768x573.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/13-4-638x476.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/p>\n<p>Waxaan soo arkay wax aan la soo ashqaraaray oo runtii aad ii soo jiitay oo ahayd magaalo dhan kasta kobac ka sameeysay oo sii ballaaraneysa, amni ah, laamiyo leh, Hoteelo casri ah ka furanyihiin, dadkeedu ay ku weyntahay Soomaalinimada.<\/p>\n<p>Garoowe maqalkeedu aad ayuu igu badnaa, balse arageedu wuu igu horeeyay. Markaan ka ambabaxaynay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxbadan ayaan isweeydiinayay oo ay kamid ahayd heerka uu gaarsiisan yahay amniga Garoowe maadaama magaalada Muqdisho ee aan ka dhoofaynay ay khataro badan ka jireen Ramadaanka oo lagu jiro awgiis bacdamaa kooxaha argagixisada looga bartay in ay kordhiyaan weerarada ka dhanka ah dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hadaba, maxaa jawaab u noqotay arintaa?.<\/p>\n<p>In aan ku lugeeyo wado laami ah oo ku taalo suuq dhexdiisa waxaa igu dambeysay sannadkii 2012, laakiin 5 sano kadib waxa aan ku lugeeyay suuqa Garoowe dhexdiisa, dadka aan wada soconay waxaa kamid ahaa Wasiir Xoosh, Wasiirka Arrimaha Dastuurka Puntland Mudane Cali Oog, Xildhibaan hore Maxamuud Beekoos, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka Mohamed Zubeyr, La-taliye Cabdixakiim Macallin, iyo xubno kale oo katirsanaa wafdiga.<\/p>\n<figure id=\"attachment_221\" class=\"wp-caption aligncenter\" data-shortcode=\"caption\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-221\" src=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=565&amp;h=318\" sizes=\"auto, (max-width: 565px) 100vw, 565px\" srcset=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=565&amp;h=318 565w, https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=1130&amp;h=636 1130w, https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=150&amp;h=84 150w, https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=300&amp;h=169 300w, https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=768&amp;h=432 768w, https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=1024&amp;h=576 1024w\" alt=\"19495714_1034036070032537_53298879_o\" width=\"565\" height=\"318\" data-attachment-id=\"221\" data-permalink=\"https:\/\/abdiazizgobdon.wordpress.com\/2017\/06\/23\/gobdoon-iyo-garoowe\/19495714_1034036070032537_53298879_o\/\" data-orig-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=565&amp;h=318\" data-orig-size=\"2048,1152\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"19495714_1034036070032537_53298879_o\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=565&amp;h=318?w=300\" data-large-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19495714_1034036070032537_53298879_o.jpg?w=565&amp;h=318?w=840\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Sawirka waxaa ka muuqda Wasiir Xoosh, aniga, Agaasime Zubeyr oo sii jeeda, Xildhibaan hore Maxamuud Beekoos, iyo La-taliye Cabdixakiin Macalin.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhanka kale, habeen ayaan u caweys tagnay meel la yiraahdo <strong>Target Center<\/strong> oo ku taalla bartamaha Garoowe inaga oo mar kale ku lugeeynay Laami, mahadi ha ka gaartee waxaa carwooyinka inagu soo wareejiyay dabadeedna <strong>Target Center<\/strong> ina geeyay Axmed Bashiir oo kamid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Dastuurka ee Puntland. Axmed waxa uu kamid yahay dadkii sharafta badnaa ee sida wanaagsan inoo soo dhaweeyay ee aan isku baranaya Garoowe. Caweyskaa quruxda badnaa waxaa igu wehliyey Agaasime Maxamed Zubeeyr iyo Cabdixakiim Macalin.<\/p>\n<p><strong>Dastuurka iyo Puntland<\/strong><\/p>\n<p>Waxaan soo xaqiiqsaday in dadka ku nool deegaanada dawlad Goboleedka Puntland ay aad u fahansanyihiin muhiimadda Dastuurka.<\/p>\n<p>Xarunta Baarlamaanka Puntland oo u xilsaaran arrimaha sharci dejinta Dawlad Goboleed Puntland ayaan booqanay inaga oo maalintii koowaad kulan la yeelanay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Axmed Caali Xaashi iyo guddiga joogtada ee Baarlamaanka, waxa ay noo ballanqaadeen in ay nagu garabsiin doonaan Geedi-socodka dib u egiista Dastuurka.<\/p>\n<p>Maalintii labaad ayaan ka qaybgalnay xafladda furitaanka kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka oo lagu casumay wafdigii aan kamidka ahaa, xafladda waxa ay ka dhacday hoolka ay ku shiraan Xildhibaanada oo dib u casriyeen lagu sameeyay aadna u soo jiidatay dhamaan ka qaybgalayaasha.<\/p>\n<div id=\"gallery-208-1-slideshow\" class=\"slideshow-window jetpack-slideshow slideshow-black\" data-trans=\"fade\" data-autostart=\"1\" data-gallery=\"[{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/19441177_1034046933364784_1141168741_n.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;242&quot;,&quot;title&quot;:&quot;19441177_1034046933364784_1141168741_n&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka&quot;},{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/19239529_1034046950031449_409778188_n.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;243&quot;,&quot;title&quot;:&quot;19239529_1034046950031449_409778188_n&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Xildhibaanada oo fadhiya hoolka&quot;}]\">\n<div class=\"slideshow-slide\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"19441177_1034046933364784_1141168741_n\" src=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/19441177_1034046933364784_1141168741_n.jpg\" alt=\"\" width=\"639\" height=\"426\" align=\"middle\" \/><span class=\"slideshow-line-height-hack\">\u00a0<\/span><\/p>\n<div class=\"slideshow-slide-caption\">Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"slideshow-controls\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Bulshada Rayidka Puntland iyo Wasaaradda ayaa kulan wadatashi ah dhexmaray, dadkii ka soo qaybgalay kulanka ee talooyinkii ficnaa soo jeediyay waxaa ka mid aheyd Hooyo sida ay noo sheegtay ka timid Miyiga si ay uga qaybgasho kulanka, runtiina dhamaan dadkii meesha joogay wey la dhaceen sida taladeedii iyo hadalkeediiba u waafaqsanaayeen mowduuca laga hadlayay ee ahaa Qorshaha Guud ee hannaanka dib u eegista Dastuurka. Markaan dhageystay hooyada ra\u2019yigeeda ayaa waxa igu soo dhacay hadal uu inagu yiri Madaxweyne Gaas oo ahaa in dadka ku nool deegaanada Puntland ay aad uga dharagsanyihiin muhiimadda Dastuurka, kaftan uu inagu la kaftamay Madaxweyne Gaas ayaa ahaa \u201cHadee ogaada dadka reer Puntlad waa ay xifdisanyihiin Dastuurka\u201d.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Gaas Afur uu inoogu sameeyay Madaxtooyada Puntland ayuu ku ballanqaaday in uu si laxaad leh uga qaybqaadan doono Geedi-socodka taariikhiga ah ee dib u eegista Dastuurka, Madaxweyne Gaas waxa uu ahaa Ra\u2019iisul Wasaarihii Xukuumadii ku guuleystay Geedi-socodkii diyaarinta iyo ansixinta Dastuurka qabyo-qoraalka ah ee hada aanu ku dhaqanno, halka Wasiir Xoosh uu ahaa Wasiirkii uu Madaxweyne Gaas u xushay in uu hogaamiyo Geedi-socodkii lagu ansixiyay Dastuurka bishii Aug 1, 2012. Waxaa ii muuqday shaqsiyaad soo wadashaqeeyay \u2013 Madaxweyne Gaas iyo Wasiir Xoosh \u2013 oo nasiib u yeeshay in ay dhameeystiraan shaqo taariikhi ah oo ay soo bilaabeen oo aan u la jeedo dhameeystirka Dastuurka.<\/p>\n<div class=\"tiled-gallery type-rectangular\" data-original-width=\"840\" data-carousel-extra=\"{&quot;blog_id&quot;:115567207,&quot;permalink&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/23\\\/gobdoon-iyo-garoowe\\\/&quot;,&quot;likes_blog_id&quot;:115567207}\">\n<div class=\"gallery-row\" data-original-width=\"840\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"gallery-group images-1\" data-original-width=\"420\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"tiled-gallery-item tiled-gallery-item-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"DSC03003\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03003.jpg?w=416&amp;h=234&amp;crop&amp;ssl=1\" alt=\"Sawirada Afurkii uu inoo sameeyay MW Gaas\" width=\"587\" height=\"329\" data-attachment-id=\"253\" data-orig-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03003.jpg\" data-orig-size=\"4896,2752\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.2&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;DSC-HX200V&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1497549582&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;6.2&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;160&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.025&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"DSC03003\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03003.jpg?w=300\" data-large-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03003.jpg?w=840\" data-original-width=\"416\" data-original-height=\"234\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"gallery-group images-1\" data-original-width=\"420\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"tiled-gallery-item tiled-gallery-item-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"DSC03006\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03006.jpg?w=416&amp;h=234&amp;crop&amp;ssl=1\" alt=\"DSC03006\" width=\"588\" height=\"331\" data-attachment-id=\"255\" data-orig-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03006.jpg\" data-orig-size=\"4896,2752\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;DSC-HX200V&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1497549636&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;7.65&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.02&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"DSC03006\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03006.jpg?w=300\" data-large-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03006.jpg?w=840\" data-original-width=\"416\" data-original-height=\"234\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"gallery-row\" data-original-width=\"840\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"gallery-group images-1\" data-original-width=\"420\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"tiled-gallery-item tiled-gallery-item-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"DSC03019\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03019.jpg?w=416&amp;h=234&amp;crop&amp;ssl=1\" alt=\"DSC03019\" width=\"588\" height=\"331\" data-attachment-id=\"256\" data-orig-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03019.jpg\" data-orig-size=\"4896,2752\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;DSC-HX200V&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1497553802&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;4.8&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;320&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.033333333333333&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"DSC03019\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03019.jpg?w=300\" data-large-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03019.jpg?w=840\" data-original-width=\"416\" data-original-height=\"234\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"gallery-group images-1\" data-original-width=\"420\" data-original-height=\"238\">\n<div class=\"tiled-gallery-item tiled-gallery-item-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"DSC03017\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03017.jpg?w=416&amp;h=234&amp;crop&amp;ssl=1\" alt=\"DSC03017\" width=\"587\" height=\"330\" data-attachment-id=\"257\" data-orig-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03017.jpg\" data-orig-size=\"4896,2752\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;DSC-HX200V&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1497553362&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;4.8&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;200&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.033333333333333&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"DSC03017\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03017.jpg?w=300\" data-large-file=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03017.jpg?w=840\" data-original-width=\"416\" data-original-height=\"234\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><strong>Baadiyaha Garoowe<\/strong><\/p>\n<p>Markii iigu horeeysay ayaan tagay baadiye oo aan weliba ku soo afuray, taa waxaa ila wadaaga Wasiir Xoosh oo isagana u ahayd markiisii ugu horeeysay ee uu tago baadiye.<\/p>\n<p>Mahadcelin ballaaran ayaan u dirayaa\u00a0<strong>Faduma Diiriye<\/strong> oo ah xubin kamid ah\u00a0<strong>PUNSAA<\/strong> iyo dhamaan dadkii sida wanagsan inoogu soo dhaweeyay baadiyaha Garoowe oo afur wanaagsan inoo sameeyay.<\/p>\n<div id=\"gallery-208-2-slideshow\" class=\"slideshow-window jetpack-slideshow slideshow-black\" data-trans=\"fade\" data-autostart=\"1\" data-gallery=\"[{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/dsc03079.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;265&quot;,&quot;title&quot;:&quot;DSC03079&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Afurkii xiisaha lahaa ee wafdiga loogu sameeyay Baadiyaha Garoowe&quot;},{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/dsc03064.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;264&quot;,&quot;title&quot;:&quot;DSC03064&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Afurkii xiisaha lahaa ee wafdiga loogu sameeyay Baadiyaha Garoowe&quot;},{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/dsc03082.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;266&quot;,&quot;title&quot;:&quot;DSC03082&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Afurkii xiisaha lahaa ee wafdiga loogu sameeyay Baadiyaha Garoowe&quot;},{&quot;src&quot;:&quot;https:\\\/\\\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\\\/2017\\\/06\\\/dsc03048-mpo.jpg&quot;,&quot;id&quot;:&quot;263&quot;,&quot;title&quot;:&quot;DSC03048.MPO&quot;,&quot;alt&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;Afurkii xiisaha lahaa ee wafdiga loogu sameeyay Baadiyaha Garoowe&quot;}]\">\n<div class=\"slideshow-slide\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" title=\"DSC03079\" src=\"https:\/\/abdiazizgobdon.files.wordpress.com\/2017\/06\/dsc03079.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"400\" align=\"middle\" \/><span class=\"slideshow-line-height-hack\">\u00a0<\/span><\/p>\n<div class=\"slideshow-slide-caption\">Afurkii xiisaha lahaa ee wafdiga loogu sameeyay Baadiyaha Garoowe<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"slideshow-controls\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Arinta kale ee aan la yaabay waxa ay ahayd in Garoowe ay leedahay beero waaweyn oo ay ka baxaan noocyada kala duwan ee khudaarta.<\/p>\n<p><strong>Mahadnaq<\/strong><\/p>\n<p>Waxa aan doonayaa inaan u mahadceliyo halkana aan ka xuso dadkii sharafta badnaa ee sida wanaagsan Garoowe ugu soo dhaweeyay wafdigii aan kamidka ahaa, dadkaas oo kala ah:<\/p>\n<p>1- <strong>Cali Saciid Oog<\/strong>: Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Dawlad Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>2- <strong>Cabdiraxmaan Filibiin<\/strong>: Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dastuurka ee Dawlad Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>3- <strong>Faysal Axmed Warsame<\/strong>: Gudoomiyaha Dalladda ay ku midoobeen Ururada Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn\/Bulshada Rayidka oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano PUNSAA.<\/p>\n<p>4- <strong>Faduma Diiriye<\/strong>: xubin ka tirsan PUNSAA.<\/p>\n<p>5.<strong>Axmed Bashiir<\/strong>: Agaasime Waaxeed katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Puntland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, booqashadii Garoowe waxa ay ii ahayd khibrad iyo aqoon kororsi, waxyaabihi aan ka soo faa\u2019idayna waxaa kamid ahaa in aan soo bartay deegaano kamid ah dalkeenna iyo inaan isa soo baranay asxaab badan oo si wanaagsan igu soo dhaweeyay magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa ay ii ahayd booqashadeydii koowaad ee aan ku tago magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2029,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39938,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39933\/revisions\/39938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}