{"id":39978,"date":"2017-06-24T23:02:13","date_gmt":"2017-06-24T21:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39978"},"modified":"2017-06-24T23:02:13","modified_gmt":"2017-06-24T21:02:13","slug":"dhagayso-madaxweynaha-puntland-oo-shaaciyey-in-maalinimada-berrito-ciidtahay-hanbalyona-udiray-ummaada-muslimka-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=39978","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyey in maalinimada Berrito Ciidtahay, Hanbalyona Udiray Ummaada Muslimka Ah"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 24 June 2017 shaaciyey in maalinimada berrito 25 June 2017 ay tahay ciid, hanbalyona u diray ummada Muslim ka ah iyo shacabka Soomaliyeed munaasibada ciidul Fidriga darteed.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-39979\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2.jpg\" alt=\"18\" width=\"506\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/18-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 506px) 100vw, 506px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa si gaara ula wadaagey \u00a0farxada ciidul fidriga shacabka reer Puntland meelkastay joogaaan, waxaana u dhammaantood ilaahay uga baryey inuu sanadka sanadkiisa ku gaadh siiyo farxad, caafimaad qab, nabad gelyo, horumar iyo wajir.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019Ciid Mubaarik, Ciid Mubaarik, kullu caam wa antum bikhayr, aad iyo aad ayaan ugu hanbalyay nayaa ciida soon fureed dad weynaha Soomaliyeed meelkastay joogaan gaar ahaan shacab weynaha reer Puntland, waxaan idiin rajaynayaa idinka iyo reeri hiina, caruurtiina iyo asxaabtiinaba inaad ku ciidaan, ciid farxad leh ciid nabad gelyo leh\u2019\u2019<\/b> ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019Ilaahay waxaan ka rajaynayaa sanadka sanadkiisa inuu inagu gaadhsiiyo nabad gelyo, horumar, midnimo, wadajir iyo bash bash iyo baar waaqo\u2019\u2019.<\/b> Ayuu yiri Madaxweynuh.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si gaara hanbalyo ugu diray ciidanka qalabka sida ee dawladda Puntland, kuwaas oo uu xusay inay yihiin Alle kasokow kuwa inoo suura geliyey inaan ku ciidno nabad gelyo iyo farxad waarta.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u2018\u2019Si gaara waxaan ugu hanbalyay nayaa ciidamaada qalabka sida meel kastay joogaan, kuwaas oo Alle weyne ka sokow inoo suura geliyey inaan ku ciidno nabad gelyo iyo amaan\u2019\u2019<\/b> ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland<\/p>\n<p>&#8216;<br \/>\nDhagayso madaxweyne Gaas<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-39978-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Madaxweyne-Gaas-Hambalyada-ciida.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Madaxweyne-Gaas-Hambalyada-ciida.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Madaxweyne-Gaas-Hambalyada-ciida.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 24 June 2017 shaaciyey in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39979,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-39978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2613,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=39978"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39981,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/39978\/revisions\/39981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39979"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=39978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=39978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=39978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}