{"id":40059,"date":"2017-06-27T17:55:27","date_gmt":"2017-06-27T15:55:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40059"},"modified":"2017-06-27T17:55:27","modified_gmt":"2017-06-27T15:55:27","slug":"daawo-video-puntland-oo-sheegtay-inaysan-waxba-ka-ogayn-xeerka-isgaarsiinta-dfs-ansixisay-uusana-qusayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40059","title":{"rendered":"Daawo Video: Puntland oo sheegtay inaysan waxba ka ogayn xeerka isgaarsiinta DFS ansixisay uusana qusayn"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>27 June 2017 (Puntlandes) Wasiiru dowlaha Warfaafinta,Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland Dr. Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir) oo\u00a0Saxaafada maanta kula hadlay\u00a0Caasimadda\u00a0Puntland ee Garowe ayaa\u00a0sheegay in dowladda Puntland qayb ka ahayn Xeerka Isgaarsiinta ee la mariyay golaha Wasiirada Federaalka maalintii khamiista ahayd ee la soo dhaafay 21-kii bishaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40061\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2.jpg\" alt=\"25\" width=\"626\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/25-2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Ashkir ayaa sheegay in tilaabadaas ay hareer marsantahay Distuurka JFS, dowladnimadana wax u dhimi karta.<br \/>\nWasiirku wuxuu yiri \u201d sida ku cad Dastuurka Federaalka ah qodobkiisa 54-Aad Awoowdaha dowladda Federaalka ah waa: difaaca Qaranka,Jinsiyadda, Xiriirka dibadda, daabacidda lacagta wixii intaa ka soo hara sida Dastuurka Federaalka ahba uu qeexayo, way u madax bannaanyihiin dowlad goboleedyadu in ay aayahooda ka tashadaan,Xeerkaana waa mid loo baahnaa in Puntland laga war-galiyo\u201d.<\/p>\n<p>Daawo Video: Puntland oo sheegtay inaysan waxba ka ogayn xeerka isgaarsiinta DFS ansixisay uusana qusayn<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ChhfVQ0FDio\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; 27 June 2017 (Puntlandes) Wasiiru dowlaha Warfaafinta,Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland Dr. Cabdifitaax Nuur&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1567,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40062,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40059\/revisions\/40062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40061"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}