{"id":4015,"date":"2014-11-08T20:38:50","date_gmt":"2014-11-08T19:38:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4015"},"modified":"2014-11-08T20:38:50","modified_gmt":"2014-11-08T19:38:50","slug":"jawaari-xildhibaanadu-fursad-ayey-siinayaan-in-wada-hadal-lagu-xaliyo-khilaafka-jira","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4015","title":{"rendered":"Jawaari \u201dXildhibaanadu fursad ayey siinayaan in wada hadal lagu xaliyo khilaafka jira\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4016\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/811-300x198.jpg\" alt=\"811\" width=\"300\" height=\"198\" \/><\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga\u00a0soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 07-November,maanta ilaa\u00a0caawa fiidkii waxa uu kulammo wadatashi ah oo la xiriiray xasilinta\u00a0siyaasadda dalka si kala gaar gaar ah ula qaatay Xildhibaannada\u00a0Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inkastoo kulammadii xalay ay bilow iyo gogol xaar u ahaayeen kulammadii\u00a0ballaarnaa ee iyagu kala qabsoomay duhurnimadii maanta iyo fiidnimadii\u00a0hore ee caawa waxaana kulammadaasi uu\u00a0 Guddoonka Golaha Shacabka\u00a0Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya lakala qaatay Xildhibaanno kala aragti\u00a0duwan ayadoo kulamadaasi oo uu shir guddoominayey Gudoomiyaha Golaha\u00a0Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ay goobjoog ka ahaayeen\u00a0Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Mudane Jeeylaani Nuur Iikar iyo\u00a0Gudoomiye ku xigeenka Labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markii\u00a0kulammadaasi ay soo gebageboobeen kadib la hadlay saxaafadda ayaa\u00a0tilmaamay in maanta Guddoonka uu la kulmay Xildhibaannada dhowaan usoo\u00a0gudbiyey mooshinka kalsooni kala noqoshada Xukuumadda islamarkaana ay ka\u00a0guddoon ahaan ka codsadeen in fursad la siiyo dadaallo lagu dhex\u00a0dhexaadinayo madaxda DFS taasina ay garawsadeen Xildhibaannada, sidoo\u00a0kalena gelinkii dambe ee maanta uu la kulmay Xildhibaannada kasoo horjeeda\u00a0in mooshin ka dhashay kala aragti duwanaanshaha madaxda ayaguna ay\u00a0codsigii hore u jeediyeen islamarkaana ay ogolaadeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4017\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812-300x198.jpg\" alt=\"812\" width=\"300\" height=\"198\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812-300x198.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812-292x193.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812-638x422.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/812.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka\u00a0Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa u mahad celiyey\u00a0Xildhibaannada Baarlamaanka sida ay u ogolaadeen codsiga Guddoonka waxaana\u00a0uu markale muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan\u00a0iyo sidoo kale dalalka caalamka ee taageera Soomaaliya ka codsaday iney ka\u00a0qeyb qaataan dadaalladan shex dhexaadinta ah islamarkaana uu rajo weyn ka\u00a0qabo in kala aragti duwanaanshaha jira xal laga gaari doono insha Allah.<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<h2>Daabaacada: Puntlandes.com<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga\u00a0soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4015","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1453,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4018,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4015\/revisions\/4018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}