{"id":40365,"date":"2017-07-08T15:38:49","date_gmt":"2017-07-08T13:38:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40365"},"modified":"2017-07-08T15:38:49","modified_gmt":"2017-07-08T13:38:49","slug":"wasiirka-boostada-isgaarsiinta-tiknoolajiyada-soomaaliya-maalin-walba-10-milyan-oo-khasaare-ah-ayaa-ka-dhasha-maqnaashaha-internet-ka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40365","title":{"rendered":"Wasiirka Boostada Isgaarsiinta &#038; Tiknoolajiyada Soomaaliya \u201cmaalin walba 10 Milyan oo khasaare ah ayaa ka dhasha maqnaashaha Internet-ka"},"content":{"rendered":"<p>08\u00a0July 2017 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-40366\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg\" alt=\"44b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>muddo ka badan laba toddobaad ayuu guud ahaan gobollada Koonfurta Soomaaliya ka maqan yahay adeegga Internet-ka Viper Optic kaddib markii uu markab jiiray xargaha soo qaada adeeggaas.<\/p>\n<p>adeegga Viper Optic-ga ayaa ka qeyb-qaata dhammaan howlaha hey\u2019adaha dowladda, shirkadaha gaarka ah iyo isku xirka Soomaalida iyo dunida inteeda kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Boostada Isgaarsiinta &amp; Tiknoolajiyada Soomaaliya, mudane \u00a0Eng Cabdi Canshuur Xasan oo wareysi siiyey SNTV, ayaa yiri \u201ckhasaaraha ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka waxa uu uu gaarayaa cel celis ahaan maalin walba in la khasaaro 10 Milyan oo Dollar, mudada uu\u00a0 maqan yahayna ay kor u dhaafeyso 130, Milyan waa musoobo \u00a0weyn arrintaas waxaana ku howlanahay inaan soo gaabinno mudada\u00a0 uu adeegga Internet-ka sii maqnaan karo\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka Boostada \u00a0Eng Cabdi Canshuur Xasan\u00a0ayaa sheegay in uu Viper Optic isku xiro laga soo bilaabo Gaalkacyo ilaa Dhoobleey Soomaaliya, sidoo kale waxa uu tilmamay in hal Xarig oo kaliyah uu yimaado dalka, taasna ay tahay sababta xaaladdaan keentay, laakiin shirkadda Dalcom oo masuul ka ah adeegga Viper Optic-ga ay kala hadleen sidii looga gaashaaman lahaa in sidaan oo kale ay dib u dhacdo, taas oo keeni karta khasaare ka weyn midka hadda ka dhashay.<\/p>\n<p>\u201csababaha xoojiyey in xitaa la waayey back-up in ay tahay sharci la\u2019aanta dalka ka jirta, waxaan\u00a0 22-kii bishii June golaha wasiirrada geynay sharciga Isgaarsiinta oo ay si akhbaliyad leh ku ogollaadeen, Barlamaanka Soomaaliyeed ee labada aqal waxaan si sharaf leh uga codsanayaa\u00a0 in deg deg ah ay noogu ansixiyaan sharcigan oo meesha ka saari doona wax walba oo ka fog danaha bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ogollaanaya ganacsiga xalaasha ah oo ay shirkadaha Soomaaliyeed dhan ku tartami\u00a0 karaan, sidoo kale in meesha laga saaro sida sharci darrada ah ee oo dhaco mar walba hantida shacabka gaar ahaan arrimaga Isgaarsiinta, wasaaradduna ay sii wadi doonto dedaalladeeda\u201d ayuu yiri wasiirka Boostada, Isgaarsiinta &amp; Tiknoolajiyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>ugu dambeyn \u00a0Eng Cabdi Canshuur Xasan\u00a0ayaa xaqiijiyey in toddobaadkaan lagu guuleysan doono cillad bixinta Interter-ka oo uu yimid markabkii ka shaqeyn lahaa, rajo weynna ay ka qabaan in ugu dambeyn Jimcaha soo socda si dhammeystiran loogu guuleyto \u00a0xallinta Internet-ka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08\u00a0July 2017 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1082,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40365","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40365"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40367,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40365\/revisions\/40367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40366"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}