{"id":40412,"date":"2017-07-09T15:37:21","date_gmt":"2017-07-09T13:37:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40412"},"modified":"2017-07-09T15:37:21","modified_gmt":"2017-07-09T13:37:21","slug":"daawo-video-puntland-oo-si-xoogan-uga-digtay-in-la-dhaqangeliyo-xeerka-isgaarsiinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40412","title":{"rendered":"Daawo Video: Puntland oo si xoogan uga Digtay in la dhaqangeliyo Xeerka isgaarsiinta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>09 July 2017 (Puntlandes) Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta,hiddaha iyo dhaqanka Dowladda Puntland ayaa ka dirtay in la isku dayo in la dhaqan geliyo xeerka isgaarsiinta Soomaaliya oo dhowaan ay ansixiyeen golaha wasiirada DFS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40416\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55.png\" alt=\"55\" width=\"559\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55.png 755w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55-300x189.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55-292x184.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/55-638x401.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 559px) 100vw, 559px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir ku xgeenka wasaaradda warfaafinta dowladda \u00a0Puntland Cabdirisaaq Cumar ismaaciil (Sheekh adduunyo) oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay caasimadda Puntland ee Garowe ayaa ku eedeeyey wasaaradda Isgaarsiinta dalka in ay dhegaha ka furaysatay cabashadooda ku aaddan xeerkaan,islamarakaana ay xagal daacisay shir lagu qaban lahaa magaalada Kismaayo \u00a0si loo turxaan bixiyo xeerka.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena wasiirka\u00a0ayaa sheegay in Puntland aysan qayb ka ahayn xeerkan, maadama aan wax wada-tashi ah laga la yeelan,sidoo kalena waxba laga qaban cabshadoodii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Daawo Video: Puntland oo si xoogan uga Digtay in la dhaqangeliyo Xeerka isgaarsiinta Soomaaliya<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7e0xXC5paxQ\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 July 2017 (Puntlandes) Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta,hiddaha iyo dhaqanka Dowladda Puntland ayaa ka dirtay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1206,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40412"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40417,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40412\/revisions\/40417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}