{"id":40602,"date":"2017-07-12T18:39:09","date_gmt":"2017-07-12T16:39:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40602"},"modified":"2017-07-12T18:40:19","modified_gmt":"2017-07-12T16:40:19","slug":"sawirro-raiisul-wasaare-khayre-booqashada-kismaayo-waxay-muujinayaa-midnimo-iyo-in-dawladdu-ay-diyaar-u-tahay-inuu-la-xisaabtamo-shacabkeedu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40602","title":{"rendered":"Sawirro: Ra\u2019iisul Wasaare Khayre \u201cBooqashada Kismaayo waxay muujinayaa midnimo iyo in dawladdu ay diyaar u tahay inuu la xisaabtamo shacabkeedu\u201d"},"content":{"rendered":"<p>12 July 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J\/hoose, waxaana garoonka ku soo dhoweeyey dadweyne aad u badan, Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ku-xigeenadiisa iyo saraakiil sare sare.<\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa uga soo horeeyey magaalada Kismaayo wafdi kale oo hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka oo kamid yihiin Golaha Wasiirada, kuwaas oo dhammaantood ka qeyb geli doona Shirka golaha wasiirada oo maalinta bari ah ka dhici doona Kismaayo, kaas oo markii ugu horeysay lagu qabanayo meel ka baxsan Caasimadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed madoobe ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada ay ku soo dhoweynayaan Kismaayo isla markaana shacabka Jubbooyinku ay si buuxda u taageersan yihiin dadaalada ay dawladdu wado ee ku aadan hoos u daadajinta Hay\u2019adaha dawladda, wuxuuna tilmaamay in shirka ka dhacaya kismaayo uu Xukuumadda u fududeynayo gudashada waajibaadkeeda iyadoo la dhegaysanayo shacabka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa isna dhankiisa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweynta ballaaran ee shacabka iyo hoggaanka Jubbaland u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, wuxuuna tilmaamay in inta uu ku sugan yahay magaalada uu la kulmi doono qeybaha kala duwan ee bulshada.Kismaayo markii ugu horeysay.<\/p>\n<p>\u201cBooqashadani waxay muujinayaa midnimo iyo in dawladdu ay diyaar u tahay shacabkeedu inuu la xisaabtamo, waxaan Kismaayo ku qabanaynaa shirka Golaha Xukuumadda taas oo muujinaysa sida ay nooga go\u2019an tahay in hoos loo eego deeganada iyo dawlad gobolleedyada\u201dayuu yiri R\/Wasaare Khayre<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddu mudnaan gaar ah ay siinayso in xukunku uu gaaro meelaha ka durugsan caasimaha, isla mar ahaantaana xiligan la joogo waqtigii wadajir loo wajihi lahaa ka shaqeynta danta guud. dawladduna ay tahay shaqaale ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wafdiga uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha ee ka kooban dhammaan golaha Wasiirada ayaa inta ay joogaan kismaayo waxay kulamo la yeelan doonaan Wasaaradaha ay shaqo wadaagta yihiin\u00a0iyo hoggaanka Jubbaland.<\/p>\n<p>Daawo sawirrada<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40605\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549.jpg\" alt=\"IMG_20170712_183549\" width=\"726\" height=\"484\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183549-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 726px) 100vw, 726px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40606\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1.jpg\" alt=\"IMG_20170712_183605\" width=\"728\" height=\"436\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1-768x460.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1-1024x613.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_20170712_183605-1-638x382.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 728px) 100vw, 728px\" \/><\/a><\/p>\n<p>,<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338297\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-1-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-1-4.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-1-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-1-4-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"722\" height=\"481\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338298\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-2-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-2-3.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-2-3-300x216.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-2-3-768x554.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"730\" height=\"526\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338299\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-3-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-3-4.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-3-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-3-4-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"487\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338300\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-4-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-4-4.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-4-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-4-4-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"476\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338301\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-5-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-5-4.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-5-4-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-5-4-768x461.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"422\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338302\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-6-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-6-3.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-6-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-6-3-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"699\" height=\"466\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-338303\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-18.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-18.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-18-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/unnamed-18-768x512.jpg 768w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 July 2017 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre yo wafdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1481,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40609,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40602\/revisions\/40609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40605"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}