{"id":40757,"date":"2017-07-16T14:47:22","date_gmt":"2017-07-16T12:47:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40757"},"modified":"2017-07-16T14:47:22","modified_gmt":"2017-07-16T12:47:22","slug":"dhagayso-maxaad-kala-socotaa-dakhila-soo-gala-galmudug-mushahaarna-ma-qaataan-wasiirada-xildhibaanada-ciidamada-shaqaalaha-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40757","title":{"rendered":"Dhagayso: Maxaad kala socotaa Dakhila soo gala Galmudug, Mushahaarna ma qaataan wasiirada, Xildhibaanada, Ciidamada &#038; Shaqaalaha maamulkaasi?"},"content":{"rendered":"<p>16 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo wax laga waydiiyey Dakhila soo gala maamulka Galmudug iyo inay Mushahaarna qaataan wasiirada, Xildhibaanada, Ciidamada &amp; Shaqaalaha maamulkaasi ayaa sheegay inuusan jirin dhaqaale toos ah oo soo gala maamulka Galmudug iyo mushahaar ay bixiyaan.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-40759\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a.jpg\" alt=\"29a\" width=\"495\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/29a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><\/a><br \/>\nCarabey ayaa yiri \u201cruntii waa dhibka ugu daran ee na haysta, saad la socoto Galmudug waxay ku taalaa dhul Foore ah, dawladihii hoe ee dalka jirayna waxba badan deegaanadaas kama qaban\u2026 dhaqaale hada nasoo gala oo toos ah ma jiro dhaqaalaha aan wax ku wadno waa wax yar yar oo Kontaroolada Jidadka yaala aanu ku wadno iyo lacag 150000 dollar oo DFS baget ahaan noo siiso oo runtii aan waxba ahayn\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Carabey oo ka hadlay in maamulka Galmudug Mushahaar bixiyo ayaa yiri \u201druntii Askarta Galmudug Mushahaar la taaban karo ma qaataan, waana waxyaalaha keenay amni la\u2019aanta, Xildhibaandu sidoo kale mushahaar ma qaataan waana waxyaalaha dhibta buuqa iyo qaylada keena, wasiiradu sidoo kale.\u201d<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa wuxuu ka kooban yahay galobolka Galgaduud iyo koonfurta gobolka Mudug, deegaano badan oo ka mid ahna waxaa gacanta ku haysa kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey)<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-40757-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Carabey-mushahaar.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Carabey-mushahaar.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Carabey-mushahaar.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo wax laga waydiiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1576,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40760,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40757\/revisions\/40760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}