{"id":40800,"date":"2017-07-17T17:40:00","date_gmt":"2017-07-17T15:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40800"},"modified":"2017-07-17T17:40:00","modified_gmt":"2017-07-17T15:40:00","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-garoowe-ku-daahfuray-bandhigii-3-aad-ee-buugaagta-kuna-soo-bandhigay-madashaasi-buugiisa-a-challenging-transition-in-soomaali","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40800","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe Ku DaahFuray  Bandhigii 3-aad Ee Buugaagta, kuna Soo Bandhigay Madashaasi Buugiisa \u201dA Challenging Transition In Soomaali\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhii 3<sup>-aad\u00a0<\/sup>ee buugaagta, sidoo kalena waxa uu Madaxweynuhu madashaasi kusoo bandhigay boogiisa lagu magcaabo \u00a0\u201dA Challenging Transition In Soomaali\u201d, kaasi oo ka waramaya wax qabadka la taaban karo ee uu Madaxweynuhu wadankiisa ka hirgeliyey xiliyadii \u00a0kala gedisnaa ee uu ku jirey saaxadda siyaasadda.<\/p>\n<p>Furitaanka Bandhii 3<sup>-aad\u00a0<\/sup>ee buugaagta ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Puntland, 63 qoraa oo Soomaaliya oo Madaxweynuhu qayb ka yahay, marti-sharaf lagu marti qaaday bandhigani oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo debediisaba, aqoon yahano, arday, waalidiin iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland oo khudbad muhiima ka jeediyey furitaanka munaasibadani ayaa sheegay in dawladdu qayb lixaad leh ka qaadatahay, isla markaana waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday in uu dhax dhigidoona, hirgelinadoono dhismayaal wax badan ka taridoona soo noolaynta Afka Hooyo iyo dhaqankeena.<\/p>\n<p><strong>\u201cDabcan anagu bandhigan \u00a0asaaskiisa wax baan ka ogeyn, waxaan dhisi doona Akademiyadda horumarinta dhaqanka iyo afka Soomaaliyeed, Waa afar qeybood oo ah meel taariikhda lagu ururiyo , Maktabad gaar ah oo taariikhdeena lagu kaydiyo, \u00a0oo aan ku keydsano buugaagta ka hadlaysa taariikhda iyo horumarinta \u00a0suugaanteena, iyo tan u danbeysa oo ah Tiyaatar Qaran oo ah meel dadka suugaanleyda ah isugu yimaadaan, kusoo bandhigaan aqoontooda iyo talenti-gooda.\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhalinta Soomaaliyeed iyo kuwa reer Puntlandba ku booriyey in dadka taarikhda haya, wax badana ka og dhaqanka Soomaaliyeed ee soo jireenka ah laga faa\u2019iidaysto.<\/p>\n<p><strong>\u201dWaxa jira dad waaweyn oo waxbadan og, oo taariikh haya waxaa loo baahanyahay in dhallinyaradu dadkaasi kala haraan waxbadan oo aqoon iyo taariikh ah. hada waa soconaynaa Insha Allah waana ku laabaneyna meeshii aan ka nimid insha Allah.\u201d<\/strong>\u00a0ayu yiri Madaxweynuhu<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Madaxweynaha Puntland ayaa dhalinta ku dhiiriyey inay iibsadaan buugaagta say uga faa\u2019iidaystaan cilmiga ku duugan iyo afgaarta kala gedisan ee ku qoran.<\/p>\n<p><strong>\u201dWaa in buugaagta la iibsado waxay dhiirigelin u tahay qorayaasha , buuga aad iibsato xitaa caruurtada dhaxal ayeey u tahay, waxaan rabnaa sidoo kale inaan ku dhiirigelino dadka sponsors-ka ah inay usoo jeestaan, Bandhiguna waa inoo furanyahay waana mahadsantihiin\u201d ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/strong><\/p>\n<p>Ugu Danbayntii, \u00a0Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay buugiisa lagu magcaabo\u00a0<strong>\u201dA Challenging Transition In Soomaali\u201d\u00a0<\/strong>kaasi oo ka xog waramaya wax qabadkii kala duwanaa ee uu Madaxweynuhu ka qabtay Soomaaliya intii uu ku jirey saaxadda siyaasadda.<\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100198\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2687-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2687-2.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2687-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2687-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2687-2-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100199\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2691.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2691.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2691-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2691-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2691-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100200\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2709.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2709.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2709-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2709-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2709-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100201\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2711.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2711.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2711-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2711-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2711-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100202\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2713.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2713.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2713-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2713-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2713-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100203\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2718.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2718.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2718-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2718-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2718-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100204\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2722.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2722.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2722-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2722-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2722-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100205\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2727.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2727.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2727-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2727-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2727-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100206\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2729.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2729.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2729-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2729-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2729-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100207\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2730.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2730.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2730-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2730-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2730-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100208\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2758.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2758.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2758-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2758-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2758-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100209\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2772.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2772.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2772-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2772-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2772-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100210\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2782.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2782.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2782-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2782-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2782-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100211\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2787.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2787.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2787-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2787-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2787-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100212\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2792.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2792.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2792-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2792-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2792-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100213\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2801.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2801.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2801-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2801-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2801-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100214\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2802.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2802.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2802-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2802-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2802-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100215\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2814.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2814.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2814-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2814-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2814-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100216\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2819.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2819.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2819-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2819-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2819-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100217\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2823.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2823.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2823-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2823-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2823-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100218\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2829.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2829.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2829-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2829-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2829-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100219\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2833.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2833.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2833-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2833-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2833-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100220\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2842.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2842.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2842-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2842-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2842-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100221\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2850.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2850.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2850-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2850-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2850-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100222\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2862.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2862.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2862-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2862-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2862-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100223\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2870.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2870.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2870-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2870-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2870-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100224\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2874.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2874.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2874-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2874-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2874-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100225\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2889.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2889.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2889-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2889-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2889-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100226\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2924.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2924.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2924-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2924-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2924-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100227\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2934.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2934.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2934-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2934-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2934-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100228\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2935.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2935.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2935-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2935-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2935-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100229\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2948.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2948.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2948-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2948-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2948-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100230\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2970.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2970.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2970-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2970-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2970-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100231\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2982.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2982.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2982-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2982-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2982-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100232\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2989.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2989.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2989-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2989-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2989-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100233\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2997.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2997.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2997-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2997-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_2997-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100234\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3000.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3000.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3000-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3000-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3000-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100235\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3014.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3014.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3014-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3014-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3014-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100236\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3027.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3027.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3027-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3027-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3027-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100237\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3050.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3050.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3050-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3050-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3050-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100238\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3057.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3057.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3057-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3057-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3057-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100239\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3073.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3073.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3073-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3073-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3073-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100240\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3079.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3079.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3079-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3079-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3079-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100241\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3095.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3095.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3095-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3095-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3095-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100242\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3152.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3152.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3152-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3152-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3152-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100243\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3182.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3182.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3182-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3182-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3182-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100244\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3202.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3202.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3202-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3202-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3202-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100245\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3208.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3208.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3208-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3208-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3208-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100246\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3285.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3285.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3285-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3285-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3285-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"534\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1365,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40800\/revisions\/40802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}