{"id":40803,"date":"2017-07-17T17:42:23","date_gmt":"2017-07-17T15:42:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40803"},"modified":"2017-07-17T17:42:23","modified_gmt":"2017-07-17T15:42:23","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-garoowe-tababar-ugu-soo-xidhay-saraakiil-ciidan-oo-ka-kala-socdey-puntland-dfs-iyo-maamuladda-kale-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40803","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe Tababar Ugu Soo Xidhay Saraakiil Ciidan oo Ka Kala Socdey Puntland, DFS iyo Maamuladda Kale Ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan tiradoodu dhantahay 39 askari, kuwaas oo ka kala socdey Puntland, DFS iyo maamuladda kale ee Dalka<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaayey tababar kani loo soo xidhay 39 ka askari taliyaha ciidanka Asluubta dawladda Puntland Cali Nuur Cumar Saalax, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland saraakiil ka tisan Madaxtooyadda Puntland iyo macalimiinta tababarkani bixinaysey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo lahadlayey ciidankani ayaa ku dhiirigeliyey cilmiga iyo aqoonta labaray inay uga faa\u2019iideeyaan dalkooda iyo dadkooda, isla markana ay ahaadaan kuwo had iyo jeer ku foogan sidii ay dalkooda uga samatabixin lahaayeen xaaladda uu maanta kujiro, uguna horseedi \u00a0lahaayeen horumar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha oo kahadlaya faa\u2019iidada ay leeyihiin tababarada noocanoo kale ahi ayaa sheegay \u00a0inay wax badan ka tari doonaan is dhexgalka ummaada Soomaaliyeed, is aaminaada shacabka Soomaliyeed \u00a0iyo wax wadda lahaanshaha \u00a0Qaranka Soomaalityeed..<br \/>\n<strong>\u201dWaan ku farax sanahay runtii tababaradda noocanoo kale ahi inay Puntland ka dhacaan, ummada Soomaaliyeed ee isku danta ah, ee isku u jeedada ahi inay isu yimaadaan, tababarka marba meel lagu qabto, lays dhexgalo, wixii macluumaadda iyo aqoona lays weydaarsado waa wax wanaagsan, dabcan isu imaatanka noocanoo kale ahi wax badan buu ka bedelayaa dawlad-nimadda Soomaaliya iyo horumarkeeda\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyey ciidankan dhamaystay tababarka, waxaana uu Alle uwaydiiyey in tababar kani anfaco ciidankaasi, isla markaana ay uga faa\u201diideeyaan bulshadda Soomaaliyeed meelkastay joogaanba.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa sidoo kale umahadnaqay tababarayaasha ka socdey UNODC iyo dalka Sweden kuwaasi oo ka qayb qaatay tababarka ciidanka, isla markaana waxa uu Madaxweynuhu ku amaanay tababarayaasha sida wananaagsan ee ay mudada kooban ula dedaaleen ciidamadani muhiim ka ah inay wax badan ka bedelaan aqoontooda iyo xirfadoodaba.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii, Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kubooriyey ciidamada ka kalayimid maamulada dalka iyo Dawladda Fadaraalka Soomaaliya inay fariinta wanaagsan ee ay ku arkeen Puntland gaadhsiiyaan meeshii ay ka yimadeen, isla markaana u cadeeyaan in laga kaaftoomi karo tababarada loo aado dalka debediisa, waxaana uu Madaxweynuhu guddoonsiiyey \u00a0saraakiishaasi shahaado cadaynaysa inay dhaynteen tababarka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100252\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3321.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3321.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3321-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3321-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3321-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100253\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3324.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3324.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3324-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3324-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3324-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100254\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3348.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3348.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3348-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3348-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3348-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100255\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3358.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3358.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3358-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3358-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3358-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100256\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3361.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3361.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3361-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3361-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3361-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100257\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3371.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3371.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3371-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3371-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3371-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100258\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3384.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3384.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3384-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3384-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3384-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100259\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3393.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3393.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3393-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3393-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3393-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100260\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3397.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3397.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3397-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3397-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3397-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100261\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3409.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3409.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3409-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3409-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3409-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100262\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3416.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3416.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3416-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3416-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3416-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100263\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3432.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3432.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3432-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3432-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3432-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100264\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3455.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3455.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3455-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3455-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3455-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100265\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3460.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3460.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3460-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3460-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3460-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-100266\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3470.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3470.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3470-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3470-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/IMG_3470-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1273,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40805,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40803\/revisions\/40805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40804"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}