{"id":40833,"date":"2017-07-17T22:39:49","date_gmt":"2017-07-17T20:39:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40833"},"modified":"2017-07-17T22:44:13","modified_gmt":"2017-07-17T20:44:13","slug":"wasaarada-deegaanka-puntland-oo-biyo-xireenkii-3aad-ka-dhagax-dhigtay-deegaanka-raydable-ee-degmada-jariiban","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40833","title":{"rendered":"Wasaarada Deegaanka Puntland oo Biyo Xireenkii 3aad ka dhagax dhigtay deegaanka Raydable ee degmada Jariiban"},"content":{"rendered":"<p>17 July 2017 (Puntlandes) Wafti uu hogaaminayey Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawladda Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta dhagax dhigay biyo xireenkii sadexaad oo mudo bil ka yar Puntland laga samaynayo, kaasoo laga hirgelinayo deegaanka Raydable ee degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40658\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2.jpg\" alt=\"22\" width=\"534\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2.jpg 1095w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/22-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 534px) 100vw, 534px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka oo si rasmi ah uga dhagax dhigay togga Qawl labo meelood oo laga samaynayo Biyo xireenka ayaa \u00a0sheegay inay labada meelood isku jiraan 3km, mid cabirkiisu wuxuu noqonayaa 145m halka kan kale uu noqonayo ilaa 50m.<\/p>\n<p>Dr Cali ayaa yiri isagoo sharxaya faa\u2019iidada Biyo xireenkan \u201dMashruuca waxaa loogu talogalay inay ka faa\u2019iidaystaan dadka reer Guuraaga ah, inay biyo helaan iyaga iyo xoolahooda, waxaa kaloo loogu talogalay in looga faa\u2019iidaysto biyahaas xagga waxsoosaarka Beeraha oo deegaanku ku wanaagsan yahay\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inay shaqadii ay bilaabatay Biyo xireenadii koowaad iyo labaad oo ay degaanka Xamxamaa iyo Laasodawaco ka dhagaxdhigeen ee Gobolada Nugaal iyo bari.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inay dhawaan ka dhagax dhigi doonaan Biyo xireenkii afraad deegaanka Meeladeen ee Gobolka Bari, waxay kaloo wasaaraddu dhawaan ka hirgelinaysaa Biyo xireenkii shanaad Degmada Baran ee Gobolka Sanaag, waxaana ku xigi doona Deegaanada Roox iyo Rako Raaxo.<\/p>\n<p>Wasaarada Deegaanku ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ku mashquulsanayd inay qayb wayn ka qaadan doonto Kaabayaasha iyadoo shacabka reer Puntland ku baraarujinaysay in si isku tashi ah loo dhiso biyo xireeno iyo waro waawayn oo ay ka faa\u2019iidaystaan bulshadu.<\/p>\n<p>Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawladda Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa wax badan ka qabtay kuna soo kordhiyey Puntland intii uu xilka wasiirkaas hayey, waxaa kaloo lagu xasuustaa Dr Cali shaqadii wacnayd ee uu ka qabtay markii uu ahaa Wasiirka Caafimaadka dawladda Puntland xukuumadii uu madaxweynaha ka ahaa Dr Faroole isagoo kasoo qaaday meel hoose gaarsiiyeyna meesha ay iminka marayso.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July 2017 (Puntlandes) Wafti uu hogaaminayey Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawladda Puntland Dr&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1591,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40833"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40836,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40833\/revisions\/40836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}