{"id":40970,"date":"2017-07-20T16:46:15","date_gmt":"2017-07-20T14:46:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40970"},"modified":"2017-07-20T16:47:10","modified_gmt":"2017-07-20T14:47:10","slug":"akhriso-iskuulka-sare-ee-bursaalax-oo-kaalinta-14aad-ka-galay-iskuulada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=40970","title":{"rendered":"Akhriso Iskuulka Sare ee Bursaalax oo kaalinta 14aad ka galay Iskuulada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>20 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Liiska Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee kala saraynta Dugsiyada Sare ee Puntland ayaa <strong>Iskuulka sare ee Bursaalax<\/strong> wuxuu ka galay sanad dugsiyeedkii 2016-2017 kaalinta 14naad, iyadoo guud ahaan Dugsiyada Sare ee Puntland ay ahaayeen 65 Iskuul.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40974\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4.png\" alt=\"4\" width=\"575\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4.png 876w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4-768x513.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4-638x426.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/4-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 575px) 100vw, 575px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Iskuulka Sare ee Bursaalax<\/strong> ayaa Gobolka Mudug oo ay ka jiraan 10 Iskuul oo Sare\u00a0ka galay kaalinta 2aad sida ku cad liiska Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes.<\/p>\n<p>Iskuulka Sare ee Bursaalax ayaa ardaydiisu hehay celceliska 58.38 oo u dhiganta C+, halka uu Iskuulka kaalinta 10naad galay uu haysto 59.45 oo iyaduna ah C+, \u00a0waxaa u dhexeeya oo kaliya 1.07 iyadoo uu wax yar u jirsaday inuu ka mid noqdo 10 Iskuul ee ugu saraysa Puntland.<\/p>\n<p>Natiijada ardaydu sidatan ayay ahayd:<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Grade A: 10 Arday<\/strong><\/li>\n<li><strong>Grade \u00a0B: 17Arday<\/strong><\/li>\n<li><strong>Grade C: 13 Arday<\/strong><\/li>\n<li><strong>Grade D: 8 Arday<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Isugayn Ardayda ka qalin jabiyey sanad dugsiyeedka 2016-2017ka waxay ahayd 48 Arday shahaadadooduna waxay noqonaysaa celcelis ahaan C+.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mareeyaha guud ee Mashruuca\u00a0horumarinta <strong>Bursaalax<\/strong> Mr\u00a0Cabdirashiid Faarax Xaaji-warsame (Qalinle) oo ay Warbaahinta Puntlandes wax ka waydiisay natiijada kaalinta uu Iskuulku ka galay Iskuulada Puntland ayaa yiri \u201cruntii waa guul wayn oo usoo hoyatay Mashruuca, Iskuulka iyo dhammaan bulshada reer Bursaalax in 65 iskuul aan ka galno kaalinta 14naad, waxaana Yoolkayagu yahay in aan\u00fa sii kordhino oo meel ka sii fiican aanu gaarno insha Allah\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale Mareeyaha ayaa u mahadnaqay Macalimiin, Ardayda iyo waalidiinta dadaalkii ay sameeyeen oo keenay inuu kaalinta uu Iskuulku ka galay Iskuulada Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Iskuulka Sare ee Bursaalax<\/strong> ayaa sameeyey kobcid ay sare u kacayso saadba sanadka ka dambeeya natiijada waxbarashada iyadoo ah sadexdii sano ee u dambaysay sidan:<\/p>\n<ul>\n<li><strong>2015: Wuxuu Iskuulku galay kaalinta 26aad,Celcelis shahaado 52.36, shahaado C.<\/strong><\/li>\n<li><strong>2016: Wuxuu Iskuulku galay kaalinta 21aad,Celcelis shahaado 58.5, shahaado C+<\/strong><\/li>\n<li><strong>2017: Wuxuu Iskuulku galay kaalinta 14aad,Celcelis shahaado 58.38, shahaado C+<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Akhriso Liiska<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40971\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1.png\" alt=\"1\" width=\"652\" height=\"809\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1.png 738w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1-242x300.png 242w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1-292x362.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/1-638x792.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 652px) 100vw, 652px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-40972\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2.png\" alt=\"2\" width=\"614\" height=\"745\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2.png 758w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2-247x300.png 247w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2-292x354.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/2-638x774.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-40973\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3.png\" alt=\"3\" width=\"610\" height=\"745\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3.png 761w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-245x300.png 245w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-292x357.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-638x780.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 610px) 100vw, 610px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Liiska Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee kala saraynta Dugsiyada Sare ee Puntland ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-40970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2306,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=40970"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40999,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/40970\/revisions\/40999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40974"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=40970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=40970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=40970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}