{"id":41049,"date":"2017-07-22T13:11:13","date_gmt":"2017-07-22T11:11:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41049"},"modified":"2017-07-22T13:11:13","modified_gmt":"2017-07-22T11:11:13","slug":"baarlamaanka-oo-diiday-goaankii-maxkamadda-sare-ee-dib-ugu-laabashada-8-da-kursi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41049","title":{"rendered":"Baarlamaanka oo diiday go\u2019aankii Maxkamadda sare ee dib ugu laabashada 8-da Kursi"},"content":{"rendered":"<p>22 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diiday go\u2019aankii ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalka ee ahaa in dib loo soo doorto\u00a08-dii kursi ee muranka ka taagnaa.<span id=\"more-74951\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-40518\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69.jpg\" alt=\"69\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/69-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa difaacay xubnaha 8-da Xildhibaan ee kuraastooda muranka la geliyay, kuwaasoo muddooyinkii u dambeeyay si caadi ah uga qeyb galayay fadhiyad Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Dood ka dib Gudoonka Baarlamaanka ayaa Cod geliyey waxaana diiday in dib loogu noqdo doorashada 8-dii kursi 184 Xildhibaan iyagoo go\u2019aanka Maxkamadda sare ee doorashadaas ku tilmaamay mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Baarlamaanka ayaa waxay muujineysa in iska hor imaad dhanka fulinta sharciyada ah oo dhex mara hey\u2019adaha dowladda, iyadoo Garsoorka uu yahay hey\u2019ad madax banaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diiday go\u2019aankii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1145,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41050,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41049\/revisions\/41050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40518"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}