{"id":41061,"date":"2017-07-22T17:03:35","date_gmt":"2017-07-22T15:03:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41061"},"modified":"2017-07-22T17:06:09","modified_gmt":"2017-07-22T15:06:09","slug":"rw-khayre-oo-dfs-ku-hogaaminayaa-wadadii-bur-burka-kala-tagga-wasiir-kuxeenka-a-g-f-oo-isna-la-amra-inuu-buriyo-wasiir-juxa-shaqadii-uu-ka-joojiyey-xoghayihi-joogtada-ahaa-ee-wasaaraddaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41061","title":{"rendered":"RW Khayre oo DFS  ku hogaaminayaa wadadii bur-burka &#038; kala tagga, Wasiir kuxeenka A. G. &#038; F oo isna la amray inuu buriyo Wasiir Juxa shaqadii uu ka joojiyey Xoghayihi joogtada ahaa ee Wasaaraddaas"},"content":{"rendered":"<p>22 July 2017 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Xassan Cali Khayre, oo ay qaraabo dhow yihiin Xoghayihi joogtada ahaa ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim oo maanta Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta iyo Fadaraalka DFS mudane Cabdi Farax Juxa shaqadii ka joojiyey, ayaa ku amray in shaqada sifo aan sharci ahayn Yaxye loogu soo celiyo shaqada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-41063\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12.jpg\" alt=\"3\" width=\"704\" height=\"446\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12.jpg 1161w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12-300x190.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12-768x487.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12-1024x649.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12-292x185.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/3-12-638x404.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/a><\/p>\n<p>RW Khayre waxa uu amray\u00a0Wasiiru dawlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta iyo Fadaraalka mudane Cabdulaahi faarax Weheliye inuu wax kama jiraan ka dhigo xil ka qaadistii Wasiir Juxa.<\/p>\n<p>Intaas kuma ekaane waxa uu amray kale dul dhigay wasiir kuxigeenka\u00a0Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta iyo Fadaraalka mudane Cali Sheekh Maxamed Nuur, isagoo ku amray inuu waxba kama jiraan ka dhigo xil ka qaadistii wasiir Juxa.<\/p>\n<p>Akhristow\u00a0RW Khayre oo ah nin Qabiilayste ah ayaa waxa uu wasiirnimada ku haystaa Wasiir Juxa oo wasiir ku ah Wasaarad laga jaray baalashii ay ku duulaysay oo ah Amniga iyo Gargaarka, isagoo hada doonaya inuu ka dhiga in wasiirka ay kasoo horjeedaan Wasiir Huxa dhamaan shaqaalaha iyo madaxda kale ee wasaarada si uu culays u saaro madaxweyne Farmaajo oo awalba keenay wasiirka inuu meesha ka saaro.<\/p>\n<p>RW Khayre wuxuu cagta u saaray Dawladii Fadaraalka Soomaaliya oo ku hogaaminayaa wadadii bur-burka iyo kala tagga, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41057\" target=\"_blank\">halkaan ka akhri qoraal faahfaahinaya<\/a><\/span><\/p>\n<p>Akhriso qoraal uu\u00a0wasiir kuxigeenka\u00a0Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta iyo Fadaraalka mudane Cali Sheekh Maxamed Nuur sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii wasiir Juxa sameeyey<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/16.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41062\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/16.png\" alt=\"16\" width=\"648\" height=\"896\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/16.png 606w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/16-217x300.png 217w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/16-292x404.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Akhriso qoraalka uu Wasiiru dawlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta iyo Fadaraalka mudane Cabdulaahi faarax Weheliye sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii wasiir Juxa sameeyey<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/116.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41059\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/116.png\" alt=\"116\" width=\"645\" height=\"901\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/116.png 595w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/116-215x300.png 215w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/116-292x408.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Akhriso Qoraalka uu wasiir Juxa xilka uga fariisiyey Xoghayahiia Joogtada ahaa Yaxye<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41039\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14a.jpg\" alt=\"14a\" width=\"651\" height=\"802\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14a.jpg 578w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14a-244x300.jpg 244w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14a-292x360.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Akhriso Dikreeto\u00a0uu wasiir Juxa Xoghayahiia Joogtada KMG ah ee Wasaaradaas uu ku magacaabay<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-41038\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14-7.jpg\" alt=\"14\" width=\"661\" height=\"905\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14-7.jpg 521w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14-7-219x300.jpg 219w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/14-7-292x400.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 July 2017 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Xassan Cali Khayre, oo ay qaraabo dhow yihiin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41061","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":6558,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41061","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41061"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41068,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41061\/revisions\/41068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41063"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}