{"id":41078,"date":"2017-07-23T13:16:19","date_gmt":"2017-07-23T11:16:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41078"},"modified":"2017-07-23T13:16:19","modified_gmt":"2017-07-23T11:16:19","slug":"wasiir-xoosh-oo-sheegay-in-baarlamaanku-awood-u-lahayn-inay-jabiyaan-goaanka-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41078","title":{"rendered":"Wasiir Xoosh oo sheegay in Baarlamaanku awood u lahayn inay jabiyaan go\u2019aanka Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<p>23 July 2017 (Puntlandes)<strong>\u00a0<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in baarlamaanka aysan awood u laheyn inay jabiyaan go\u2019aankii ay gaartay Maxkamadda sare ee dalka.<span id=\"more-74995\"><\/span><\/p>\n<figure id=\"attachment_41079\" aria-describedby=\"caption-attachment-41079\" style=\"width: 595px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/17-6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-41079\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/17-6.jpg\" alt=\"?????????????\" width=\"595\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/17-6.jpg 595w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/17-6-300x242.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/17-6-292x236.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 595px) 100vw, 595px\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-41079\" class=\"wp-caption-text\">?????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa kulan ay shalay yeesheen waxay ku diideen go\u2019aankii Maxkamadda sare ee ahaa in dib loogu celiyo doorashada 8 kursi oo muran ku jira qaabkii loogu guuleystay.<\/p>\n<p>ATalaabadan uu qaaday Baarlamaanku waxay ku noqotay shacabka Soomaaliyeed la yaabay maadaama uu Garsoorka ka mid yahay hey\u2019adaha madax banaan ee dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa qoraal uu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray wuxuu si aad ah uga soo horjeestay fal celinta Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay aragtidiisa sharciyeed, maadaama uu yahay Garyaqaan ayaa waxaa uu si cad u qeexay in Baarlamaanka aysan awood u laheyn inay jabiyaan go\u2019aan ay gaartay Maxkamadda sare.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa durbaba muujineysa khilaaf ka dhex qarxay hey\u2019adaha sharci dejinta iyo garsoorka, waxaana laga cabsi qabaa in arrintan ay saameyso madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in baarlamaanka aysan awood&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1230,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41080,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41078\/revisions\/41080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41079"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}