{"id":41138,"date":"2017-07-24T21:02:13","date_gmt":"2017-07-24T19:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41138"},"modified":"2017-07-24T21:02:49","modified_gmt":"2017-07-24T19:02:49","slug":"daawo-video-puntland-jubaland-kgs-oo-shaacaya-ka-qaaday-inaysan-la-shaqayn-doonin-wasiirka-i-b-t-dfs-ing-cabdishakur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41138","title":{"rendered":"Daawo Video: Puntland, Jubaland &#038; KGS oo shaacaya ka qaaday inaysan la shaqayn doonin Wasiirka I. B &#038; T DFS Ing Cabdishakur"},"content":{"rendered":"<p>24 July 2017 (Puntlandes) Dawladaha xubnaha ka ah JFS ee kala ah Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Shrikii isgaadhsiinta ee Kismaayo uga socday iayga iyo DFS uu fashilmayku dhamaaday ayaa shaacaya ka qaaday inaysan la shaqayn doonin Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada mudane Cabdishakur Xasan, oo kaligiis marooqsaday xeerka Isgaarsiinta Soomaaliyeed.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-41139\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2.png\" alt=\"20a2\" width=\"703\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2.png 703w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2-300x172.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2-292x167.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20a2-638x365.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 703px) 100vw, 703px\" \/><\/a><br \/>\nIng\u00a0Cabdishakur ayaa baarlamaanka u qabiyey Xeer uu ku sheegay inay Soomaaliya kusoo heshiisay isagoo ka codsaday inay ansixiyaan xeerkaas uu kaligiis jeebka kala soo baxay iyadoo shir loo fadhiyey magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-40366\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg\" alt=\"44b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/44b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nWasiirka ayaa taageero ka helaya raysul wasaaraha DFS mudane Xasan Cali Khayre sida ay xog hoose ku ogaatay Warbaahinta Puntlandes.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41114\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">Warmurtiyeed<\/span> <\/a>ay si wadajir ah usoo saareen dawlad Goboleedyada kala ah Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayey ku sheegeen inaysan aqoonsanayn waxna kala socon Xeerka wasiir Cabdishakuur, waxayna si acd u sheegeen inaysan la shaqayn doonin wasiirka iyagoo ku eedeeyey inuu mar labaad si been abuur ah u sheegay in Xeerkiisa la isku afgartay maadaama markii hore dib logu soo celiyey.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4ZYhXIE44Wc\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 July 2017 (Puntlandes) Dawladaha xubnaha ka ah JFS ee kala ah Puntland, Jubaland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1703,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41141,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41138\/revisions\/41141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40366"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}