{"id":41178,"date":"2017-07-25T21:35:04","date_gmt":"2017-07-25T19:35:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41178"},"modified":"2017-07-25T21:35:04","modified_gmt":"2017-07-25T19:35:04","slug":"golaha-wakiillada-puntland-oo-maanta-ansixiyey-xisaab-xirka-sanadka-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41178","title":{"rendered":"Golaha Wakiillada Puntland oo Maanta Ansixiyey Xisaab Xirka Sanadka 2016"},"content":{"rendered":"<p>25 July 2017 (Puntlandes)Maanta oo ay Taariikhdu tahay 25 July 2017 kalfadhiga<strong>\u00a039aad<\/strong>\u00a0fadhigiisii\u00a0<strong>14 \u00a0aad<\/strong>\u00a0oo uu shir gudoominayey guddoomiyaha golaha wakkiillada Mudane\u00a0<strong>Axmed Cali Xaashi<\/strong>, oo ay soo xaadireen Mudanayaal tiradoodu gaareyso\u00a0<strong>46 mudane <\/strong>ayaa waxaa lagu ansixiyey\u00a0Xisaab Xirka Sanadka 2016.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-39723\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4.jpg\" alt=\"7\" width=\"467\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/7-4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 467px) 100vw, 467px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fadhiga maanta ayaa waxaa Warbxin Laga dhegaystay Guddiga dhaqaalaha, kadibna xildhibanada ayaa waxaa ay ka yeesheen Dood aad u kulul .<\/p>\n<p>Geba Gebadii Doodaas waxaa kasoo baxay Saddex Qodob oo kala ahaa sidan .<\/p>\n<ol>\n<li>in La Ansxiyo Xisaab Xirka 2016 Lana Raaciyo Go\u2019aanka Golaha, ku dhaqanka Miisaaniyada Lana madax baneeyo xisaabiyaha Guud ee DPLN , Lana Mariyo Sida Dastuurku Qabo.<\/li>\n<li>In Dib U Eeegis Lagu sameeyo Shuruucda iyo Nidamka \u00a0Maaliayadeed ee Dalka Lana Kala Saaro Hay\u2019adaha Dakhliga iyo Kuwa Kharash Bixinta .<\/li>\n<li>In La Bixiyo Xuquuuda Mushaar ee ka maqan Ciidamada iyo \u00a0Shaqaalaha dowlada Eee Ka Muuqda Xisaab Xirka Sanadka \u00a02016.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Intaaas kadib waxa La qaadey codeyn, taasoo u dhacdey sidan:<\/p>\n<p>37 mudane\u00a0waxay \u00a0U Codeyeen\u00a0 haa<\/p>\n<p>2 mudanae way diideen<\/p>\n<p>2 mudane way ka aamuseen<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 July 2017 (Puntlandes)Maanta oo ay Taariikhdu tahay 25 July 2017 kalfadhiga\u00a039aad\u00a0fadhigiisii\u00a014 \u00a0aad\u00a0oo uu shir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1357,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41179,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41178\/revisions\/41179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39723"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}