{"id":41218,"date":"2017-07-27T13:33:02","date_gmt":"2017-07-27T11:33:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41218"},"modified":"2017-07-27T13:33:02","modified_gmt":"2017-07-27T11:33:02","slug":"xildhibaan-mahad-salaad-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyey-hadalkii-taliye-sanbaloolshe-ee-shalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41218","title":{"rendered":"Xildhibaan Mahad Salaad oo jawaab kulul ka bixiyey Hadalkii Taliye Sanbaloolshe ee shalay"},"content":{"rendered":"<p>27 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal uu xalay Warbaahinta ka sheegay Taliyaha Hay\u2019ada Nabad sugida Cabdulaahi Sanbaloolshe.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20b7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41212\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20b7.jpg\" alt=\"20b7\" width=\"360\" height=\"233\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20b7.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20b7-292x189.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20b7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 360px) 100vw, 360px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Halkaan ka dhagayso akhriso hadalkii Taliye Sanbaloolshe:\u00a0<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41210\" target=\"_blank\">Dhagayso: Taliye Sanbaloolshe oo si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Mahad Salaad<\/a><\/span><\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Qoraal uu barta Facebook soo dhigay Xildhibaan Mahad Salaad ayaa u qornaa sida tan:<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p>Asc asxaabta sharafta leh. Salaan kadib sxbada fariimaha kala gedisan iisoo qoray iyo kuwa isoo wacayba waan u mahadcelinayaa. Inshaa\u2019allaah marna kama ganban doono waajibaadka Qaran ee la ii doortay iyo mas\u2019uuliyada iga saaran Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliye yaasha Hay\u2019adaha Amniga waxaa ila haboon inay gartaan mas\u2019uuliyadoodu waxa ay tahay ee aysan dhex boodin Arimaha Siyaasada. Kuna mashquulin doodaha iyo fariimaha Xildhibaanadu uga hadlayaan qaladaadka Xukuumada iyo Hay\u2019adaha Amnigu galayaan maalin walba, sababtoo ah waa arin Dastuuri ah waana qayb kamid ah waajibaadka shaqo ee Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Sidoo kale anigu waxaan kitaab ku maray inaan ahay Xildhibaan Qaran oo Dalka, Dadka, Diinta iyo Dastuurka intaba ilaalin doona sidaas darteed inaan guto waajibka i saaran cidna marti ugama noqonayo. Hanjabaada Taliyaha Hay\u2019ada Nabad Sugida ugu gafay Xildhibaanadana jawaabteeda maalin kale ayaan u dhiganeynaa inshaa\u2019allaah.<br \/>\n<strong><br \/>\nDALKANA LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED.<br \/>\nMahadsanidiin sxbo yaal.<br \/>\nXildhibaan Mahad Salad<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1328,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41218"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41225,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41218\/revisions\/41225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41212"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}