{"id":41266,"date":"2017-07-28T13:10:05","date_gmt":"2017-07-28T11:10:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41266"},"modified":"2017-07-28T13:10:05","modified_gmt":"2017-07-28T11:10:05","slug":"maraykanka-senate-ka-oo-ku-guuldarreystay-inuu-baabiiyo-obamcare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41266","title":{"rendered":"Maraykanka: Senate-ka oo ku Guuldarreystay inuu Baabi&#8217;iyo Obamcare"},"content":{"rendered":"<p>28 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Aqalka Senateka Mareykanka ayaa jimcaha maanta ah ku guul darreystay inuu sameeyo sharci qeyb ahaan meesha ka saaraya daryeelka caafimaadka ee Obamacare, oo jira muddo toddoba sano ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-41267\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1.jpg\" alt=\"20c1\" width=\"620\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/20c1-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saddex Senate\u00a0oo xisbiga Jamhuuriga oo kala ah John McCain oo laga soo doorto Arizona, Lisa Murkowski oo laga soo doorto Alaska iyo Susan Collins oo laga soo doorto Maine, ayaa ku biiray xubnaha dimoqraaidga, si ay sharciga ugu diidaan cod ah 49-51.<\/p>\n<p>Madaxweyne Donald Trump oo bartiisa twitter-ka qoraal soo dhigay waxyar kadib ayaa weerar ku qaaday xubnaha Jamhuuriga ee la saftay dimoqraadiga.<\/p>\n<p>\u201cSaddex Jamhuuri ah iyo 48 dimoqraadi ah ayaa dhulka dhigay dadka Mareykanka. Sida aan horey u sheegay iska daayq ha guul-darreystee Obamacare, kadibna aan la tacaalno\u201d ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>Sharcigan ayaa meesha ka saari\u00a0lahaa qeybo ka mid ah Obamacare sida qodobka dadka ku qasbaya inay ceymis caafimaad iibsadaan ama ay ganaax wajahaan iyo qodobka shirkadaha shaqaaleeya in ka badan 50 qof qasab uga dhigaya inay shaqaalahooda siiyaan ceymis caafimaad.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 July 2017 (Puntlandes)\u00a0Aqalka Senateka Mareykanka ayaa jimcaha maanta ah ku guul darreystay inuu sameeyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1375,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41268,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41266\/revisions\/41268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41267"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}