{"id":41335,"date":"2017-08-01T19:01:00","date_gmt":"2017-08-01T17:01:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41335"},"modified":"2017-08-01T19:01:00","modified_gmt":"2017-08-01T17:01:00","slug":"sawirro-xafladda-kowda-august-ee-sanad-guurada-19-aad-ee-aas-aaska-puntland-oo-magaalada-badhan-maanta-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41335","title":{"rendered":"Sawirro: Xafladda kowda August ee Sanad guurada 19-aad ee Aas aaska Puntland oo Magaalada Badhan maanta lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">01 Agosto 2017 (Puntlandes) Munaasabad si ballaaran loo soo agaasimey ayaa lagu qabtay magaalada Badhan, taasoo lagu xusayey 19 guuradii kasoo wareegtey asaaskii Puntland.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka gobolka iyo laamaha dawladda heer gobol, maamulka degmada Badhan iyo laamaha heer degmo, guddoomiyaha degmada Laasqoray , madaxda ciidamada daraawiishta iyo Booliska, ururada haweenka, ururada dhallinyarada, cuqaal, odayaal, waxgarad iyo Qurbe joog.<\/div>\n<p>Waxaa masuuliyiintii kasoo qayb gashay ay ka warbixiyeen waxqabadkii dawladda Puntland ee gobolka Sanaag mudadii uu Xilka hayey Mudane Madaxweyne Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<br \/>\nWaxwqabadkii lasoo qaaday ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<ul>\n<li>\n<strong>Dhismaha 4 wasaaraddood oo kala ah haweenka , Degaanka , Waxbarashada iyo Xannaanada xoolaha , iyo sidoo kale Saldhiga Booliska degmada Badhan .<\/strong><\/li>\n<li><strong>Dhismaha 7 xarumo bulsho ( community centres) iyo suuqa xoolaha ee magaalada Badhan<\/strong><\/li>\n<li><strong>Baalleyaasha cad ceedda ku shaqeeya oo lagu xidhay Magaalada Badhan , Hospitalka Xingalool iyo Hospitalka Badhan.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Dhismaha 6 iskuul , iyo dayactirka 11 iskuul oo kale .<\/strong><\/li>\n<li><strong>Qalab caafimaad iyo dawooyin la keenay Hospital ka magaalada Badhan iyo MCH yada gobolka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Hirgelinta 5 ceel biyood oo kala ah Booddacad , Damallaxagare , Cawsane , Badhan iyo Daarasalaam , sidoo kale dayactirka lix ceel oo kale \u2018( Hadaaftimo , Ceelbuh , Xingalool , Carmale , Habarshiro iyo Yubbe).<\/strong><\/li>\n<li><strong>Furitaanka xarunta nafaqada caruurta oo 2 dii bilood uu furnaa lagu nafaqeeyey 50 caruur ah oo la il darraa nafaqo daro.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Sidoo kale 600 hooyooyin ah iyo 3000 caruur ah oo iyagana nafaqayn loo sameeyey xilligii abaarta iyo ilaa hadda oo dhammaan gobolka oo dhan ah.<\/strong><\/li>\n<li><strong>xilligii abaarta oo 73,831 qoys biyo dhaan loo sameeyey , 22,416 oo qoys na raashin iyo lacag loo qaybiyey welina qaarkood loo wado iyo 4,945 qoys oo daaweyn bilaash ah helay.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Futitaanka xafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha .<\/strong><\/li>\n<li><strong>Hirgelinta dhismaha Jaamacadda Maakhir , iyo u magcaabida Prof. Caalin Axmed Faatax si loogu shaqeeyo dhismaha cusub loona ballaadhiyo tacliinta iyo tayada Jaamacada.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Dhismaha Wadada Ceeldaahir- Ceergaabo ee uu Madaxweynaha barakaysani ku dhawaaqay dhaqaale iyo maskaxna ku bixiyey.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Dayactirka garoonka diyaaradaha ee magaalada Badhan iyo ka shaqaysiintiisa .<\/strong><\/li>\n<li><strong>Biyo gelinta magaalada Badhan ee hadda socota .<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20525454_1115184861949025_830136276690456090_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20479963_1115184665282378_6224334810655471598_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20479855_1115183848615793_2678238895885334549_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20525378_1115183691949142_3554700236881079818_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20604587_1115185065282338_1094212190433203983_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20525729_1115184058615772_2313579557880451918_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20526154_1115183351949176_3598422569521306256_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20604344_1115184205282424_7927370658225170919_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20604609_1115183271949184_4888112588055012899_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20621032_1115183751949136_8242114318867468975_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20431187_1115183601949151_2333716373600114034_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20431337_1115183528615825_4652567226038901622_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20476163_1115185018615676_4874601863909845242_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20431472_1115184968615681_9195363846095430169_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20431695_1115184768615701_1600140058728939773_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20476168_1115184805282364_7033208515396313265_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20476540_1115184328615745_8745615918141743217_n.jpg\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20476204_1115183471949164_8394267823224362637_n.jpg\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20476458_1115184571949054_2009381775968973563_n.jpg\" width=\"639\" height=\"639\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20479551_1115183881949123_6727989342831958483_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20479855_1115183848615793_2678238895885334549_n-1.jpg\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20479617_1115184621949049_6183631462025733208_n.jpg\" width=\"639\" height=\"837\" \/><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Agosto 2017 (Puntlandes) Munaasabad si ballaaran loo soo agaasimey ayaa lagu qabtay magaalada Badhan,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1519,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41335"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41343,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41335\/revisions\/41343"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41342"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}