{"id":4135,"date":"2014-11-12T21:46:41","date_gmt":"2014-11-12T20:46:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4135"},"modified":"2014-11-13T19:49:31","modified_gmt":"2014-11-13T18:49:31","slug":"axmed-madoobe-hogaamiyaha-jubba-ma-in-ay-kooxdiisu-waxgaradka-xasuuqaan-ayuu-dan-mooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4135","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe Ma in ay kooxdiisu waxgaradka Xasuuqaan ayuu dan mooday?"},"content":{"rendered":"<p>In uu hirgalo maamulka Jubbaland waxay ku bixiyeen dadka iyo dowlada Puntland taageero maal iyo mid siyaasadeed. Waxayna u samaynayeen taas waa tan koowaade Wada dhalashada ka dhaxaysa iyaga iyo reer Jubba iyo in uu ferderaalku hirgalo taageeradaas waxay abaal uga heleen Hogaamiyaha Jubba Axmed madoobe in Jamhadiisa <strong>Raaskaambooniyiinta<\/strong> la yiraahdo ay xasuuq bareer ah u gaystaan qabiilada hartiga ee halkaas dega kaasoo u eg kii dhamaadkii 1992 gii lagu laayey dad aan waxba galabasan oo uu Cumar Jees ku xasuuqay Kismaanyo.<\/p>\n<p><strong>Raaskaambooniyiintu <\/strong>waxay beegsanayaa nindoorka, birmagaydada (Caaqilo, nabadoono , aqoonyahay iyo waxgarad) waxayna kala yihiin Caaqilada iyo Nabadoonada Beelaha Cumar maxamuud ka soo jeeda:<\/p>\n<ul>\n<li>Husseen Nuur Xaaji Cabdi Dhuufe: Nabdoonkii guud ee beelaha Cumar Maxamuud<\/li>\n<li>CAbdulladiif Axmed Warsame Nabadoon ku xigeenkii belaha Cumar Maxamuud<\/li>\n<\/ul>\n<p>Waxaa isna 10 nov Dhaawac aad u xun oo halis ah si bareer iyo gardaro ah loogu gaystay Nadoonkii beesha reer Khalaf Baynax Yuusuf Geelle Guure.\u00a0 Nabadoonka waxaa lagu dhuftay Rasaas aad u badan waxna loogama qaban karo wadan ayey Takhaatiirtu dheheen<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/859.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4136\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/859.jpg\" alt=\"859\" width=\"212\" height=\"238\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay ila wargal ah ka heshay Puntlandes.com ilaa iyo iminka waxay <strong>Raaskaambooniyiintu <\/strong>xasuuqeen waxgarad 35 qof ka badan oo gardaro lagu dilay. Beelaha Hartigu waxaa kaloo intaa u dheer dagaalka Al Shabaab oo ay si la mid ah <strong>Raaskaambooniyiinta <\/strong>ugu dhimanayaan. Kii ugu dambeeyey ee Kudhaa waxaa ku dhintay 5 Harti ah, kalana ah 3 Cismaan Maxamuud, 1 reer Bicidyahan iyo 1 warsangeli ah<\/p>\n<p><strong>Puntland iyo Gaalkacyo<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Gaas ma waxaa la qumanaatay in dadkiisana si bareer ah loo xasuuqo isna Dhaawaca <strong>Raaskaambooniyiinta <\/strong>u soo qaado kuna daweeyo Isbitaalka magaalada Gaalkaco iyadoo lacag aad u faro badan ay ku baxayso dawaynta dhaawacaas hadana dadkiisa har iyo habeen lagu xasuuqayo Kismaanyo.\u00a0 Waxaa la gaaray xiligii dadka reer Puntland la xisaabtami lahaayeen Dr Gaas!<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes.com ayaa waxay go\u2019aansatay in ay soo daabacdo warqad cabasho ah oo ay Beelaha Hartigu u Qoreen Axmed Madoobe 5 tii july 2014 markaas oo ay isku dayayeen wafti ka yimid Puntland in wax xaliyaan. Naga filo dhawaan haddii allah idmo<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In uu hirgalo maamulka Jubbaland waxay ku bixiyeen dadka iyo dowlada Puntland taageero maal iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4135","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1748,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4135"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4155,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4135\/revisions\/4155"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}