{"id":41374,"date":"2017-08-02T20:56:00","date_gmt":"2017-08-02T18:56:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41374"},"modified":"2017-08-02T20:56:00","modified_gmt":"2017-08-02T18:56:00","slug":"daawo-video-guddoonka-golaha-shacabka-oo-shaaciyey-in-la-fasaxay-miisaaniyadda-ciidammada-inta-doodu-socoto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41374","title":{"rendered":"Daawo Video: Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In La Fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Inta Doodu Socoto"},"content":{"rendered":"<p align=\"LEFT\">02\u00a0Agosto 2017 (Puntlandes) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto Dooda Miisaaniyadda guud ee Dowladda 2017.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-41198\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1.jpg\" alt=\"6a\" width=\"572\" height=\"429\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1.jpg 1152w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/6a-1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 572px) 100vw, 572px\" \/><\/a><\/div>\n<p align=\"LEFT\">Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in go\u2019aankani uu gaaray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 01 August 2017 sababta go\u2019aankaas loo qaatayna ay tahay inaanay marna hakan xuquuqda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya hadii ay ahaan laheyd raashiinkooda,adeegooda iyo mushaaraadkooda.<\/p>\n<p align=\"LEFT\">Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda,Wasiirka Maalliyadda iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa la faray iney fuliyaan go\u2019aankaas oo ah go\u2019aan kasoo baxay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya maadaama aanay ciidammadu sugi karin inta ay soconeyso Dooda Golaha Shacabku ka doodayo Miisaaniyadda Qaranka ee 2017.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-LTq5fTDN_g\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02\u00a0Agosto 2017 (Puntlandes) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1215,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41374"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41375,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41374\/revisions\/41375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}