{"id":41384,"date":"2017-08-03T13:25:07","date_gmt":"2017-08-03T11:25:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41384"},"modified":"2017-08-03T13:25:24","modified_gmt":"2017-08-03T11:25:24","slug":"sawirro-wasaaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-ee-dowlada-puntland-oo-tababar-u-soo-xirtay-200-macalin-oo-ka-kalayimi-dugsiyadda-hoosedhaxe-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41384","title":{"rendered":"Sawirro: Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada puntland oo Tababar u soo xirtay 200 Macalin oo ka kalayimi Dugsiyadda Hoose\/dhaxe ee puntland."},"content":{"rendered":"<p>03 Agosto 2017 (Puntlandes) Tababar kor loogu qaadayo tayada macalimiinta Puntland ayaa lagu soo gabagabeyey xarunta kulliyadda macalimiinta GTEC oo ku taala magalada Garowe.<\/p>\n<p>Furitaanka tababarkan waxaa ka qayb galay ku simaha wasiirka ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Dr Maxamed Cali Faarax \u00a0iyo madaxda kale ee Wasraadda, waxaana goobta laga sheegay ahmiyadda ay lee dahay qabsomida tababarkan iyo faa\u2019iidada ku jirta.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda Tababaradda \u00a0Macalimiinta ,Mashaariicda iyo Farsamada Gacanta ee Waasarada Waxbarashada iyo Tacaliinta sare ee Dowlada \u00a0Puntland Abdulahi Axmed\u00a0 Maxamud (Jawjawle) ayaa sheegay tababarkan in loo qabtay 200-macalin, wuxuna sheegay inuu qayb ka yahay dadaaalada ay Wasaraddu ugu jirto kor u qaadista aqoonta macalimiinta Puntland, macalimiintan ayuu sheegay sanad walba in koox ka mid ah tababar la siin doono.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Tababaradda Macalimiinta, Mashaariicda iyo Farsamada Gacanta ee Wasarada Waxbarashada iyo Tacaliinta sare ee Dowlada \u00a0Puntland Abdulahi Axmed\u00a0 Maxamud (Jawjawle oo isagu Tababarka qayb wayn ka ahaa xaladaha Macalimiinta \u00a0waxaa uu dhankiisa sheegay in Tababarkaan looga gon leeyahay sidii aqoonta Macalimiinta dugsiyada hoose\/dhaxe kor loogu qaadi lahaa,waxaa uu xusay in wasaaradu ay u jirto da\u2019daal fara badan sidii isbadal dhab ah looga samayn lahaa waxbarshada,isagoo Carabaabay in hada waxbadan u qabsoomeen.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasarada Waxbarashada iyo tacliinta Sare Maxamed Abdulqaadir Cismaan \u00a0ayaa sheegay macalimiinta tababarkan loo soo xiray \u00a0inay ka kala yimaadeen deegaanada kala duwan ee Puntland, faa\u2019iidooyinka laga helayo ayuu sheegay inay tahay kor u qaadista aqoonta macalinta taasoo gaaraysa meel fog, ayna kor ugu kici karto waxbarashada Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirkii ku xigeenkii hore ee Waxbarashada Puntland ahna ku simaha Wasiirka ku xigeenka\u00a0 ayaa oo soo xiray \u00a0tababarka, wuxuna sheegay inuu ku faraxsan yahay in mar kasta la garab taagnaado macalimiinta Puntland isgoo xusay \u00a0Macalinimada Waajibadka saaran, waqtiga tababarkan loosoo xirayo ayuu hadana sheegay inuu ku farxayo dhamaynta aqoontooda, sidoo kale waxa uu ammaanay kuliyadda tababarka macalimiinta oo uu sheegay inay u diyaarsan tahay tababarida macalimiinta dalka.<\/p>\n<p>Macalin \u00a0ku hadlayay afka macalimiinta tababarka loo soo xiray \u00a0ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida wasaraddu uga go\u2019an tahay kor u qaadista aqoonta macalimiinta si loosoo saaro jiil aqoon leh,tababarkan ayaa socday mudo 25 bari ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bishii la soo dhaafay ayaa Kulliyada Tababar Macalimiinta ee (GTEC) waxaa ka socday Tababaro kala duwan oo kor loogu qaadayo Tayada Macalimiinta.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa waxaa isla qabtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare, Hay\u2019addaha kala ah UNESCO, Save the Children, World vition.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo sawiradda.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12752\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3953 - Copy\" width=\"705\" height=\"471\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12753\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3954-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3954-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3954-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3954-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3954-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3954 - Copy\" width=\"703\" height=\"470\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12754\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3782-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3782-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3782-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3782-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3782-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3782 - Copy\" width=\"700\" height=\"468\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12755\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3787-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3787-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3787-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3787-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3787-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3787 - Copy\" width=\"700\" height=\"468\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12756\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3789 - Copy\" width=\"702\" height=\"469\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12757\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3791 - Copy\" width=\"701\" height=\"469\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12758\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3825 - Copy\" width=\"700\" height=\"467\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12759\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3828 - Copy\" width=\"696\" height=\"465\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12760\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3873 - Copy\" width=\"702\" height=\"469\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12761\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3891-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3891-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3891-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3891-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3891-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3891 - Copy\" width=\"703\" height=\"469\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12762\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3892 - Copy\" width=\"707\" height=\"471\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12763\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3896-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3896-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3896-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3896-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3896-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3896 - Copy\" width=\"705\" height=\"470\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12764\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3921 - Copy\" width=\"702\" height=\"468\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12765\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3930 - Copy\" width=\"696\" height=\"465\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12766\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3931 - Copy\" width=\"694\" height=\"464\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12767\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3933-Copy-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3933-Copy-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3933-Copy-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3933-Copy-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3933-Copy.jpg 640w\" alt=\"IMG_3933 - Copy\" width=\"684\" height=\"457\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12768\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3953-Copy-1.jpg 640w\" alt=\"IMG_3953 - Copy\" width=\"680\" height=\"454\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12769\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3789-Copy-1.jpg 640w\" alt=\"IMG_3789 - Copy\" width=\"686\" height=\"458\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12770\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3791-Copy-1.jpg 640w\" alt=\"IMG_3791 - Copy\" width=\"675\" height=\"451\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12771\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3821-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3821-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3821-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3821-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3821.jpg 640w\" alt=\"IMG_3821\" width=\"673\" height=\"449\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12773\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3825.jpg 640w\" alt=\"IMG_3825\" width=\"645\" height=\"431\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-12775\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3828.jpg 640w\" alt=\"IMG_3828\" width=\"635\" height=\"423\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12776\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3830-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3830-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3830-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3830-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3830.jpg 640w\" alt=\"IMG_3830\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12777\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3835-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3835-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3835-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3835-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3835.jpg 640w\" alt=\"IMG_3835\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12778\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3836-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3836-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3836-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3836-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3836.jpg 640w\" alt=\"IMG_3836\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12779\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3837-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3837-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3837-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3837-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3837.jpg 640w\" alt=\"IMG_3837\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12780\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3858-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3858-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3858-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3858-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3858.jpg 640w\" alt=\"IMG_3858\" width=\"524\" height=\"350\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12782\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3873.jpg 640w\" alt=\"IMG_3873\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12783\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3874-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3874-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3874-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3874-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3874.jpg 640w\" alt=\"IMG_3874\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12784\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3876-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3876-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3876-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3876-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3876.jpg 640w\" alt=\"IMG_3876\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12785\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3890-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3890-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3890-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3890-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3890.jpg 640w\" alt=\"IMG_3890\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12786\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-Copy-1.jpg 640w\" alt=\"IMG_3892 - Copy\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12787\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3892.jpg 640w\" alt=\"IMG_3892\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12788\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3920-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3920-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3920-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3920-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3920.jpg 640w\" alt=\"IMG_3920\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12789\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-Copy-1.jpg 640w\" alt=\"IMG_3921 - Copy\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12790\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3921.jpg 640w\" alt=\"IMG_3921\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12791\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3930.jpg 640w\" alt=\"IMG_3930\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12792\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/IMG_3931.jpg 640w\" alt=\"IMG_3931\" width=\"524\" height=\"350\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Agosto 2017 (Puntlandes) Tababar kor loogu qaadayo tayada macalimiinta Puntland ayaa lagu soo gabagabeyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1380,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41384"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41387,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41384\/revisions\/41387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}