{"id":41395,"date":"2017-08-03T20:05:44","date_gmt":"2017-08-03T18:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41395"},"modified":"2017-08-03T20:05:44","modified_gmt":"2017-08-03T18:05:44","slug":"akhriso-madaxwaynaha-dowladda-federaalka-soomaaliya-oo-magacaabay-guddiga-qaran-ee-taakulaynta-ciidamada-iyo-lataliyeyaal-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41395","title":{"rendered":"Akhriso Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Lataliyeyaal Gaar ah"},"content":{"rendered":"<p>03 Agosto 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-39459\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8.jpg\" alt=\"234-1c8\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/234-1c8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, Doorashooyinka &amp; Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo Lataliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda.<\/p>\n<p align=\"left\">Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada ayaa ka kooban 15 xubnood oo isugu jiraan Saraakiil Ciidan, Aqoonyahanno, Culimo, iyo qaybaha kale ee bulshada.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxwaynuhu waxa uu u magacaabay Jeneraal Axmed Jaamac Muuse Guddoomiyaha Guddiga, halka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan loo magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.<\/p>\n<p align=\"left\">Xubnaha kale ee Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada uu magacaabay Madaxwaynuhu ayaa kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Jen. Cabdulqaadir Cali Diini<\/strong><\/li>\n<li><strong>\u00a0Danjire Maxamed Xuseen Abuukar ( Awliyo )<\/strong><\/li>\n<li><strong>Prof. Muuse Aadan<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Yuusuf Jaamac ( Tigay )<\/strong><\/li>\n<li><strong>Shukri Maxamed Afrax<\/strong><\/li>\n<li><strong>Sh. Abuukar Bashiir Sh. Cabdullaahi<\/strong><\/li>\n<li><strong>Sh. Cali Maxamed Xasan ( Wajiis )<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdullaahi Calibaar Xoosh<\/strong><\/li>\n<li><strong>Caasha Abuukar Qaasim<\/strong><\/li>\n<li><strong>Abuukar Sheekh Cismaan<\/strong><\/li>\n<li><strong>Suldaan Warsame Suldaan Ibrow Suldaan Caliyow<\/strong><\/li>\n<li><strong>Bashiir Mursal Ciise Bootaan<\/strong><\/li>\n<li><strong>Feysal Weheliye Macalin Cumar<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p align=\"left\">Dhanka kale Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay mas&#8217;uuliyiin kale oo kale ah:<\/p>\n<ol>\n<li><strong> S\/Guuto Axmed Sheekh Maxamed\u00a0oo loo magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka<\/strong><\/li>\n<li><strong>S\/Guud Bashiir Maxamed Jaamac\u00a0oo loo magacaabay La-taliyaha Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, <\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Cabdirisaaq: La-taliyaha \u00a0oo loo magacaabayArrimaha Doorashooyinka &amp; Dimuqraadiyeynta<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo loo magacaabay Lataliyaha Sare ee Arrimaha Siyaasadda.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Agosto 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1183,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41396,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41395\/revisions\/41396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/39459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}