{"id":4140,"date":"2014-11-12T21:54:40","date_gmt":"2014-11-12T20:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4140"},"modified":"2014-11-12T21:54:40","modified_gmt":"2014-11-12T20:54:40","slug":"xog-cadaalada-dr-gaas-iyo-isbaaroolayda-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4140","title":{"rendered":"Xog: Cadaalada Dr Gaas iyo Isbaaroolayda Mudug!"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes) Maanta ayaa waxaa lagu baahiyey Tv yaga Ak\u00b4fka Somalida ku baxa waxa logu soo bandigay wax loogu yeeray 20 mashruuc oo Hay\u2019ada DRC (Danish Refugee Council) ka fulisay Gobolka Mudug. Waxaa wax laga yaqyaqsoodo ah sida bahalnimada ah ee Isbaaroolayda Gobolka Mudug \u00a0iyo madaxweyne Dr Gaas u duudsiyeen Xuquuqdii ummadda Gobolka Mudug ka dhaxaysay magacoodana lagu soo qaaday iyagoo Isbaaroolaydan ku shaqaynaysa jufonimada iyo Gaas ugu heshiiyey shacabka Gobolka Mudug iyagoo ka faa\u2019iidaysanaya \u00a0samirka xad dhaafka ah ee dadka Gobolkaas dega.<\/p>\n<p>Sida aad sawirka hhose ku aragtaan 19 goobood ayaa Guryo yar yar laga dhisay\u00a0 11 ka mid ah jufo wax ka degta Gobolka Mudog\u00a0 ayaa gooni u dagta iyadoo\u00a0 60% o oka mid ah goobahaas ay yihiin Baadiye aan dad ku noolayn hadana laga fuliyey Mashruucan iyadoo ay jiraan meelo badan oo Gobolka Mudug ka mid ahaa oo dad badani ku nool yahay una baahnaa in Mashruucan wax laga siiyo hadana waa laga qadiyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/858a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4144\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/858a-300x168.png\" alt=\"858a\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/857.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4141\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/857-300x168.png\" alt=\"857\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<h3>Fiiri meelaha laga Hirgaliyey Mashruucan<\/h3>\n<p>Balanbal<\/p>\n<p>Malaasle<\/p>\n<p>Bilcil<\/p>\n<p>Seemada<\/p>\n<p>Salax<\/p>\n<p>Balibusle<\/p>\n<p>Qalanqal<\/p>\n<p>BeerDhaxtuur<\/p>\n<p>Cadaygabogabo<\/p>\n<p>Iyo kuwo kale<\/p>\n<p>Sida aad sawirka hoose ku aragtaan mashruucaan dhaqaalaha ku baxay waxaa bixiyey Hay\u2019ada Danish Refugee Council DRC iyo UKaid waxaana ku baxay dhaqaale aad iyo aad u farabadan kaasoo loogu talagalay in lagu horumariyo Gobolka Mudug si dadkiisu uga faaiidaystaan. Laakiin hada inta badan waxaa\u00a0 laga hirgaliyey Miyi aanba cidi ku noolayn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/857a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4142\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/857a-300x176.png\" alt=\"857a\" width=\"300\" height=\"176\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cadaaladii uu ,madaxweyne Dr Gaas ku yimid Kus\u00b4rsiga ma saanaa dadka Mudug waa in ay ka tashtaan Isbaaroolaydaan is bahaystay oo aan Beerna reebayn. Wax walba Isbaaro ayey u dhigteen Gaas iyo Xulufadiisa Isbaaroolayda ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3>Halkan ka daawo Videoga<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/RhDS9udGdZU?list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/h3>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes) Maanta ayaa waxaa lagu baahiyey Tv yaga Ak\u00b4fka Somalida ku baxa waxa logu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4140","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1563,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4145,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4140\/revisions\/4145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}