{"id":41427,"date":"2017-08-05T13:47:11","date_gmt":"2017-08-05T11:47:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41427"},"modified":"2017-08-05T13:47:11","modified_gmt":"2017-08-05T11:47:11","slug":"sawirro-wasaaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-oo-shaacisay-imtixaankii-fasalka-8aad-ee-dugsiyada-dhexe-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41427","title":{"rendered":"Sawirro: Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo shaacisay imtixaankii Fasalka 8aad ee Dugsiyada dhexe Puntland"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"8cdm9\" data-offset-key=\"56obv-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"56obv-0-0\"><span data-offset-key=\"56obv-0-0\"><span data-text=\"true\">05 August 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan masuuliyiinta wasaarada waxbarahsada iyo Tacliinta sare oo uu ugu horeeyo wasiirka wasarada Prof, Abshir Yuusuf Aw-ciise, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dr, Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha Waaxda imtixaamaadka ee Wasaarada Axmed Maxamud Warasame iyo dhamaan Bahada Waxbarashada Puntland..<\/span><\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"8cdm9\" data-offset-key=\"6bnjo-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"6bnjo-0-0\"><span data-offset-key=\"6bnjo-0-0\">\u00a0<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"\" data-block=\"true\" data-editor=\"8cdm9\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\">\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><span data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><span data-text=\"true\">Ujeedada Munasabadan ayaa ahayd in la shaaciyo imtixaankii Fasalka 8aad Dugsiyadda Dhaxe ee Puntland.<\/span><\/span><\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\">Axmed Maxamuud Warsame agaasimaha waaxda imtixaaamaadka \u00a0oo ka hadlay marxaladihii uu soo maray imtixaanka maanta la shaaciyey wuxuu sheegay in sixitaanka imtixaankaan uu qaatay mudo bil ah loona xilsaaray macalimiin iyo khubaro aqoon durugsan u leh sixidda imtixaanaada, laguna bixiyey juhdi fara badan sidii arday walba u heli lahaa cadaalad ku salaysan aqoontiisa, gabagabadiina natiijadi maanta noqotay in lagu dhawaaqay.<\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\">sidoo kale Dr- Maxamed Cali Faarax Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa ayaa bogaadiyey qaabka wanaagsan ee waaxda imtixaanaadku ugu dadaashay una lafa gurtay soona saartay natiijo ku qotonta arday walba iyo aqoontiisa, wuxuuna sidoo kale bogaadiyey in tiradii ugu badnayd ee ka qalin jebisa dugsiyada dhexe ay sanadka ka qalin jebisay Puntland.<\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\">ugu damayntii wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Prof- Abshir Yuusuf Aw-ciise ayaa soo gabagabeeyey war-saxaafadeedka wuxuuna u hambalyeeyey dhamaan ardadi sanadka ka qalin jebiyey dugsiyada dhexe ee Puntland, wuxuuna kula dardaarmay in ay sii wadaan wax barashada \u00a0dadaalkoodana sii laba jibraanaan, \u00a0sidoo kale wuxuu goobta ka akhriyey 10-kii arday ee ugu saraysay ee ka qalin jabisay dugsiyada dhexe ee Puntland.<\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\"><\/div>\n<div class=\"_1mf _1mj\" data-offset-key=\"ds0ad-0-0\">wixii faahfaahin dheeri ah fadlan akhri warbixinta hoose<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Warbixin kooban oo ku saabsan Imtixaankii fasalka 8aad 2016\/2017<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Qorshaynta hawlaha<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Sida caadiga ah waxaa la qorsheeyaa \u00a0Xafiiska Imtixaanaadka bisha Agoosto oo ah bilawga sannad dugsiyeedka Puntland iyadoo lala dhammaynayo dugsiyada. Haddaba bilaha uu ugu mashquulka badan yahay xafiisku ayaa ah Disember ilaa Julay ee sannad walba xilligaas oo ay dhacaan hawlaha ugu muhiimsan ee imtixaanaadku sida; dejinta imtixaanka, dib u habaynta, diwaangelinta ardayda, aruurinta kharashaadka imtixaanka, daabacaadda imtixaan, qaadista iyo sixidda, ku dhawaaqidda natiijada, raadinta deeqaha waxbarashao iyo qaybinta ardayda.<\/p>\n<p>Sannadka 2017, wuxuu u ahaa sannad ay waaxda imtixaanaadku ku tallaabsatay horumar baaxad leh marka la qiimeeyo dhammaan hawlaha aan kor ku soo sheegnay oo u wada dhacay sidii loo qorsheeyay gaar ahaan marka la eego arrrimaha hoos ku qoran<\/p>\n<ul>\n<li>Taboabaridda iyo sare u qaadida xirfadda sixidda imtixaanka.<\/li>\n<li>Sare u qaadista iyo Xirfadaynta hawlwadeenada imtixaanaadka kormeerayaasha, ilaaliyayaasha, saxayaasha iyo dejiyayaasha imtixaanka.<\/li>\n<li>Xoojinta xirfadda warbixinta, lafaguridda, iyo tarjumidda natiijada imtixaanka iyadoo la soo saarayo warbixinno kala duwan oo kala ah; warbixin farsamo, warbixin lafaguridda imtixaanka iyo warbixinta lafaguridda maadooyinka.<\/li>\n<li>Ardayda Baahida Gaarka Qabta oo si dhab ah waaxda isugu hawshay in aanay ka harin safarka waxbarashada ha noqdaan indhoolayaasha, dhaawacyada, autosimka, umulaha iwm oo dhammaan ka mid ahaa dadkii sannadkan imtixaanka u fariistay.<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Ardayda imtixaanka isu diiwaangelisay<\/strong><\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"184\"><strong>Fariisatay<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"186\"><strong>Gudubtay<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"190\"><strong>Dhacday<\/strong><\/td>\n<td width=\"79\"><strong>Maqan<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"89\">Wiial<\/td>\n<td width=\"95\">Gabdho<\/td>\n<td width=\"90\">Wiilal<\/td>\n<td width=\"95\">Gabdho<\/td>\n<td width=\"94\">Wiilal<\/td>\n<td width=\"95\">Gabdho<\/td>\n<td width=\"79\"><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"89\">5,215<\/td>\n<td width=\"95\">3,585<\/td>\n<td width=\"90\">4,629<\/td>\n<td width=\"95\">3,110<\/td>\n<td width=\"94\">527<\/td>\n<td width=\"95\">425<\/td>\n<td width=\"79\"><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"184\">8,800<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"186\">7,739<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"190\">952<\/td>\n<td width=\"79\">109<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Saamaiga gudbidda\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 88%<\/p>\n<p>Saamiga dhiciida\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 11%<\/p>\n<p>Saamiga maqnanshaha \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 1%<\/p>\n<p>Saamiga gabdhaha gudbay\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 35.3%<\/p>\n<p>Saamiga wiilasha gudbay\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 52.6%<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Falanqaynta natiijada ardayda<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Waxqabadka Maadooyinka (subject performance)<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"171\"><strong>Maado<\/strong><\/td>\n<td width=\"158\"><strong>2015<\/strong><\/td>\n<td width=\"157\"><strong>2016<\/strong><\/td>\n<td width=\"143\"><strong>2017<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">Somali<\/td>\n<td width=\"158\">64.01<\/td>\n<td width=\"157\">52.43<\/td>\n<td width=\"143\">71.76<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">Carabi<\/td>\n<td width=\"158\">61.79<\/td>\n<td width=\"157\">58.76<\/td>\n<td width=\"143\">62.62<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">Saynis<\/td>\n<td width=\"158\">71.09<\/td>\n<td width=\"157\">72.93<\/td>\n<td width=\"143\">55.02<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">Tarbiyo<\/td>\n<td width=\"158\">72.79<\/td>\n<td width=\"157\">65.35<\/td>\n<td width=\"143\">57.73<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">C\/bulsho<\/td>\n<td width=\"158\">72.34<\/td>\n<td width=\"157\">76.18<\/td>\n<td width=\"143\">50.74<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">English<\/td>\n<td width=\"158\">65.27<\/td>\n<td width=\"157\">51.74<\/td>\n<td width=\"143\">44.36<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"171\">Xisaab<\/td>\n<td width=\"158\">63.58<\/td>\n<td width=\"157\">69.20<\/td>\n<td width=\"143\">42.67<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Sida ku cad shaxda sare waxaa muuqdata in maadooyinka xisaabta iyo Englishka celceliskoodku uu ka hooseeya 50% loona baahan yahay in laga qaado tallaabooyin degdeg ah oo wax looga qabanayo.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Waxqabadka ardayda (student performance)<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"253\"><strong>Sannad<\/strong><\/td>\n<td width=\"108\"><strong>Gudbid<\/strong><\/td>\n<td width=\"67\"><strong>Dhacid<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"253\">2015<\/td>\n<td width=\"108\">6985<\/td>\n<td width=\"67\">176<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"253\">2016<\/td>\n<td width=\"108\">7263<\/td>\n<td width=\"67\">379<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"253\"><strong>2017<\/strong><\/td>\n<td width=\"108\"><strong>7740<\/strong><\/td>\n<td width=\"67\"><strong>950<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong><br \/>\nNatiijo la baabi\u2019iyay<\/strong><\/p>\n<p>waxaa la baabi\u2019iyey natiiada arday lagu helay inay soo boodeen si khaldanna loogu soo diwaangeliyay imtixaanka fasalka 8aad 2017<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Talooyin<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Waxaa si is-dabajoog u soo kordhaya ardayda ardayda ka tallaabsanaysa heer ama labo heer ka dibna dhuumasho ku soo gelaya imtixaanka caamka taas oo badanaa ka dhacda magaalooyinka waawayn.<\/li>\n<li>Si taas looga hortago, waxaan ku talinaynaa in la xoojiyo kormeerka iyo tayo dhawrka wasaaradda loona fududayn gudashada waajibaadkooda.<\/li>\n<li>In la xoojiyo karmeerka goballada iyo degmooyinka laguna saleeyo xirfadda baridda iyo barashada kaliya, lagana hawlgeliyo dad aqoon u leh labadaa arrimood.<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>10 ka\u00a0<\/strong><strong>Arday ee ugu sarraysa imtixaanka Fasalka 8aad ee 2017<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table width=\"648\">\n<tbody>\n<tr>\n<td width=\"55\"><strong>S\/N<\/strong><\/td>\n<td width=\"81\"><strong>RNo<\/strong><\/td>\n<td width=\"239\"><strong>Magac<\/strong><\/td>\n<td width=\"125\"><strong>Dugsi<\/strong><\/td>\n<td width=\"73\"><strong>Grade<\/strong><\/td>\n<td width=\"75\"><strong>Celcelis<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">1.<\/td>\n<td width=\"81\">P171462<\/td>\n<td width=\"239\">Cadnaan Abdi Yasin Hersi&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Imam Shafie<\/td>\n<td width=\"73\">626.00<\/td>\n<td width=\"75\">89.43<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">2.<\/td>\n<td width=\"81\">P170536&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Mohamed Abdi Barre Waberi&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Darul-Birr i(Bosaso)<\/td>\n<td width=\"73\">624.00<\/td>\n<td width=\"75\">89.14<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">3.<\/td>\n<td width=\"81\">P178369&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Najmo Abdirisak Sahal Mohamud&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Nawawi Garowe&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">623.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">89.00&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">4.<\/td>\n<td width=\"81\">P175207&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Luqman Abdikadir Ahmed Ali&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Daru Salaam(Galk)&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">621.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.71&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">5.<\/td>\n<td width=\"81\">P172469&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Salman Said Jama Abdi&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Ummul Qura&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">620.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.57&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">6.<\/td>\n<td width=\"81\">P170798&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Abdulahi Warsame Barre Said&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Darul-Rahma(Bosaso)&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">618.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.29&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">6<\/td>\n<td width=\"81\">P173560&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Abdirahman Yasin Abdirahman Yusuf&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Abdiladif Bilal&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">618.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.29&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">7.<\/td>\n<td width=\"81\">P177610&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Amira Ali Salah Adan&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Dawad Garowe<\/td>\n<td width=\"73\">618.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.29&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">8.<\/td>\n<td width=\"81\">P178318&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Ali Abdullahi Ali Said&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Nawawi Pr Gr&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">617.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">88.14&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">9.<\/td>\n<td width=\"81\">P171503&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Mohamed Mubarak Farah Mohamud&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Imam Shafie&nbsp;<\/td>\n<td width=\"73\">614.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">87.71&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"55\">9<\/td>\n<td width=\"81\">P177445&nbsp;<\/td>\n<td width=\"239\">Aisha Abdi Abdullahi Farah&nbsp;<\/td>\n<td width=\"125\">Darwiish Garowe<\/td>\n<td width=\"73\">614.00&nbsp;<\/td>\n<td width=\"75\">87.71&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong>Hoos ka Daawo Sawiradda<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12795\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3551-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3551\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12796\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3567-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3567\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12797\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3572-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3572\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12798\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3604-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3604\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12799\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3605-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3605\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12800\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3609-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3609\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12801\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3612-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3612\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12802\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3615\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12803\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3637-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3637\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12804\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3639-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3639\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12805\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3516-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3516\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12806\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3523-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3523\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12807\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3531-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3531\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12808\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3532-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3532\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12809\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3533-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3533\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12810\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3536-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3536\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12811\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3543-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3543\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12812\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3549-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3549\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12813\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3633-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3633\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12814\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3591-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3591\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12815\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3592-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3592\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12816\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3601-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3601\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12817\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3615-1-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3615\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12818\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3616-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3616\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12819\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3617-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3617\" width=\"524\" height=\"347\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12820\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-524x347.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-524x347.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-768x509.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-83x55.jpg 83w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-850x563.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/DSC_3620-100x65.jpg 100w\" alt=\"DSC_3620\" width=\"524\" height=\"347\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 August 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1613,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41429,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41427\/revisions\/41429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}