{"id":41496,"date":"2017-08-07T10:46:49","date_gmt":"2017-08-07T08:46:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41496"},"modified":"2017-08-07T10:48:31","modified_gmt":"2017-08-07T08:48:31","slug":"akhriso-digreetadii-kasoo-baxday-xafiiska-madaxweynaha-puntland-oo-lagu-magcaabay-golaha-cusub-ee-xukuumadda-dawaldda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41496","title":{"rendered":"Akhriso Digreetadii Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland oo Lagu Magcaabay Golaha Cusub Ee Xukuumadda Dawaldda Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45 <a href=\"calendar:T2:August 06, 2017\">August 06, 2017<\/a>\u00a0\u00a0 ayaa lagu magcaabay Golaha cusub ee Xukuumadda Dawladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-41497\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms.png\" alt=\"Puntland_State_of_Somalia_Coat_of_Arms\" width=\"600\" height=\"491\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Dawladda Puntland :-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu arkay:-<\/strong> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dastuurka Dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Markuu tixgeliyey:-\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>Aqoontooda, \u00a0khibradooda shaqo iyo waaya-aragnimadooda \u00a0\u00a0\u00a0shaqo.<\/p>\n<p><strong>Markuu la tashaday:-<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:-<\/strong> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Baahida loo qabo magacaabida golaha Wasiiradda.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wuxuu Go\u2019aansaday Madaxweynaha Dawladda Puntland magcaabida Golaha Wasiiradda.<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Waxaa Saalax Xabiib Jaamac loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdullahi Cali Xirsi Timo Cade loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Axmed Cabdullahi Yuusuf loo magcaabay Wasiirka Wasaardda Amniga iyo DDR-ta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdullahi Saciid Caarshe loo magcaabay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Shire Xaaji Faarax loo magcaabay Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdifaatax Saciid Caynab loo magcaabay Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Faderalka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Abshir Aw Yuusuf Ciise loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Barbaarinta iyo Tacliinta Sare.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise loo magcaabay wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiraxmaan Barkhadle Warsame loo magcaabay Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Saciid Maxamed Raage loo magcaabay Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka iyo Amniga Badda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) loo magcaabay Wasiirka Duulista Hawadda iyo Garoomadda Puntland.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Maryan Axmed Cali loo magcaabay Wasiirka Horumarinta, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdi Xirsi Cali Qarjab loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda War-faafinta Boostada, Dhaqanka iyo isgaadhsiinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiweli Xirsi Cabdule loo magcaabay Wasiirka Ganacsiga iyo wershadaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdullahi Shiikh Axmed loo magcaaby Wasiirka Xanaanada Xoolaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) \u00a0loo magcaabay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Dr. Cali Cabdullahi Warsame loo magcaabay Wasaaradda Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdirashiird Maxamed Xirsi loo magcaabay Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdikhadar Faarax Shaaciye loo magcaabay Wasiirka Dib u Dhiska Maalgashiga iyo Horumarinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiraxmaan Shiikh Axmed loo magcaabay Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalin-yaradda iyo Ciyaaraha. <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiiru Dawlayaasha.<\/strong><\/p>\n<ol start=\"21\">\n<li><strong>Waxaa Cabdirashiid Cali Geelle loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Axmed Calimi Cawaale loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Burhaan Cilmi Xirsi loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Madaxtooyadda iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada iyo Xidhiidhka Goladda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Axmed Siciid Cabdiraxmaan loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka iyo Amniga Badaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Seyid Cumar Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiqani Geelle Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomada Puntland.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cali Yuusuf Cabdi Giir loo magcaabay Wasiiru Dalaha Wassaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye loo magcaabay Wasiiru Dalaha Wasaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiweli Maxamed Yuusuf loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta, Boostaha iyo isgaadhsiinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Maxamuud Faarax Beeldaaje loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Yasiin Cabdi Seed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wasiir Ku-xigeenadda.<\/strong><\/p>\n<ol start=\"34\">\n<li><strong>Waxaa Cabdifataax Xasan Xuseen Waloore loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Diinta iyo Dhaqan Calinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdulaahi Xaashi Qoob Deero loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdicasiis Maxamed Aadan loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Saciid Faarax Maxamuud loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhaka Caalamiga ah.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Fadaraalka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Dr. Maxamed Cali Faarax loo Magaacanbay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Wax Barashadda iyo Tacliinta Sare.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Dr Faarax Maxamed Warsame loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Faarax Cali Cabdi loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cadirisaaq Nuur Cumar loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Sucaad Saalax Nuur loo Magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hadda iyo Garoomadda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Faa\u2019iso Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horuminta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf loo magacaaaby Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Weshedaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Dr. Nuur Axmed yuusuf loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Saciido Xuseen Cali Gees loo Magcaabay Wasiir Kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaan Dalxiiska iyo Duur-joogta.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Maxamuud Maxamed Gabax loo Magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxa Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxaa Maxamed Jibriil Caateeye loo magcaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xeerkani Wuxuu Dhaqan Geleyaa Markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna Saxeexay Madaxweynuhu .<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1336,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41496"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41500,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41496\/revisions\/41500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41497"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}