{"id":41615,"date":"2017-08-10T19:10:03","date_gmt":"2017-08-10T17:10:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41615"},"modified":"2017-08-10T19:10:34","modified_gmt":"2017-08-10T17:10:34","slug":"sawirro-wasiirka-wasaaradda-waxbarashada-iyo-tacliinta-sare-oo-xariga-ka-jaray-dugsiga-hoose-dhexe-ee-imaam-shaafici-maglada-qardho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41615","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Xariga ka jaray Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaam Shaafici Maglada Qardho"},"content":{"rendered":"<p>10 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland\u00a0<strong>Prof, Abshir Yusuf Aw-Ciise<\/strong>\u00a0ayaa taariikhdu markay ahayd 08\/08\/2017, waxa uu\u00a0 safar shaqo ku tagay degmada Qardho ee gobolka Karkaar, safarkaas oo isugu jiray furitaan School H\/Dhexe oo lagu magacaabo Imam Al-Shaafici, sidoo kale waxaa uu kormeray xarumaha waxbarashada gobolka iyo degmada waxa uu warbixin ka dhegeystay mas\u2019uuliyiinta waxbarashada gobolka, sidoo kale waxa uu kulan la qaatay madaxda hay\u2019ada Save the Children iyo maamulka degmada Qardho.<\/p>\n<p><strong>Furitaanki Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaam Shaafici<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa booqday xarigana ka jaray xaflad lagu furayey school hoose dhexe ee Imam Al-Shaafici, xaflada waxaa kasoo qayb galay maamulka schoolka, guddiga waalidiinta, maamulka waxbarashada degmada, madaxda ha\u2019ada Save the Children iyo maamulka degmada Qardho.<\/p>\n<p>Ugu horeyn waxa ka hadlay xaflada maamulka schoolka Imam Al-shaafici\u00a0\u00a0<strong>Sheikh Maxamed<\/strong>\u00a0 Axmed Faarax(Dabiix) wuxuuna bogaadin iyo mahadnaq u soo jeediyey madaxdii goobta fadhiday kadib waxa uu si gaar ah ugu mahad naqay \u00a0Wasaarada waxbarashada uu wasiirku ugu horeeyo iyo hay\u2019ada Save the Children dismaha quruxda badan ay u dhiseen schoolka, sidoo kale wuxuu codsaday in baahidi schoolka oo wax yar ka dhiman yihiin loo dhamaystiro.<\/p>\n<p><strong>Mahad Yusuf gacayte<\/strong>\u00a0 kormeeraha Waxbarashada Gobolka \u00a0ayaa Wasaarada ku amaanay waxqabadka baaxa leh ay ka wado degmada qardho iyo guud ahaanba gobolka karkaar.<\/p>\n<p>Madaxa \u00a0hay\u2019ada Save the Children ee Puntland\u00a0<strong>C\/qafaar Xaaange<\/strong>\u00a0oo goobta ka hadlay waxa uu aad ugu dheeraaday waxqabadka SCH ka wado Puntland sidoo kale waxa uu mahad celin u jeediyey Wasaarada Waxbarashada sida hagar la\u2019aanta ah ay ugu taagantahay sidii arday walba oo Puntland ku nool u heli lahaa waxbarasho tayo leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Wakiilka hay\u2019ada Save the Children ee Somalia\u00a0<strong>Mr, Xassan Nuur Saadi,<\/strong>\u00a0mahad celin kadib waxa uu la dardaarmay ardadii goobta ku sugnayd ee schoolka dhiganaysay, wuxuuna tusaale ugu soo qaatay qiimaha waxbarashadu leedahay magaca lagu xusay schoolka ee Imam Shaafici, wuxuuna u sheegay in Shaafici magaca iyo darajada uu ku gaaray waxbarasho.<\/p>\n<p>Waxa hadalka lagu soo dhoweeyey gudoomiyaha degmada Qardho\u00a0<strong>Cabdi Siciid Dheere<\/strong>, wuxuu bogaadiyey kaalinta wasaarada waxbarashada kaga jirto horumarinta degmada Qardho wuxuuna balan qaaday in degmadu si hagar la\u2019aan ah isu garab istaagto Wasaarada Waxbarashada intaas kadib wuxuu makorofoonka kusoo dhoweeye wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare \u00a0Puntland.<\/p>\n<p><strong>Prof, Abshir Yuusuf Aw-Ciise<\/strong>\u00a0Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta ayaa soo xiray xaflada wuxuuna u mahad celiyey dhamaan kasoo qaybgalayaashi madasha, wuxuu xusay taariikhda waxbarasho ee degmada Qardho iyo siday muhiim ugu ahaan jirtay guud ahaan gobolkadii la isku oran jiray Waqooyi Bari, sidoo kale wuxuu si gaar ah u bogaadiyey hay\u2019ada Save the Children kaalinta.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo Sawirada.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12869\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20773506_10209027316632668_1982918291_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12870\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/1.jpg 1024w\" alt=\"1\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12871\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/2-1.jpg 1024w\" alt=\"2-1\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12872\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1.jpg 1024w\" alt=\"4-1\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12873\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/5.jpg 1024w\" alt=\"5\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12874\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/10.jpg 1024w\" alt=\"10\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12875\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/11-1.jpg 1024w\" alt=\"11-1\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12876\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/13.jpg 1024w\" alt=\"13\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12877\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/16.jpg 1024w\" alt=\"16\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12878\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707049_10209027331753046_1249646108_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707049_10209027331753046_1249646108_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12879\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707304_10209027160908775_1689691521_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12880\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707382_10209027220310260_1054548807_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12881\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20726838_10209027241910800_221866757_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12882\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20727126_10209027338073204_1787098138_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12883\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20747812_10209027279311735_556696624_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20747812_10209027279311735_556696624_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12884\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20771662_10209027189749496_1536529634_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20771662_10209027189749496_1536529634_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12885\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20773239_10209027215590142_126880710_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12881\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20726838_10209027241910800_221866757_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20726838_10209027241910800_221866757_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12880\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707382_10209027220310260_1054548807_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12886\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-524x350.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-524x350.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-82x55.jpg 82w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1-850x567.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/4-1-1.jpg 1024w\" alt=\"4-1\" width=\"524\" height=\"350\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12887\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707304_10209027160908775_1689691521_o-1-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707304_10209027160908775_1689691521_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12888\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20707382_10209027220310260_1054548807_o-1-250x140.jpg 250w\" alt=\"20707382_10209027220310260_1054548807_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12889\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20727126_10209027338073204_1787098138_o-1-250x140.jpg 250w\" alt=\"20727126_10209027338073204_1787098138_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12890\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773239_10209027215590142_126880710_o-1-250x140.jpg 250w\" alt=\"20773239_10209027215590142_126880710_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-12891\" src=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-524x295.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" srcset=\"http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-524x295.jpg 524w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-98x55.jpg 98w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-850x478.jpg 850w, http:\/\/www.moepuntland.com\/moe\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/20773506_10209027316632668_1982918291_o-1-250x140.jpg 250w\" alt=\"20773506_10209027316632668_1982918291_o\" width=\"524\" height=\"295\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland\u00a0Prof, Abshir Yusuf Aw-Ciise\u00a0ayaa taariikhdu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1499,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41615"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41618,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41615\/revisions\/41618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41616"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}