{"id":41689,"date":"2017-08-15T12:53:44","date_gmt":"2017-08-15T10:53:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41689"},"modified":"2017-08-15T12:53:44","modified_gmt":"2017-08-15T10:53:44","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-sheegay-inay-sharci-tahay-xil-ka-qaadistii-cali-cosoble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41689","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay inay sharci tahay xil ka qaadistii Cali Cosoble"},"content":{"rendered":"<p>15 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa sheegay inay sharci tahay xil ka qaadistii Xildhibaanada Hirshabeelle shalay ku sameeyeen Madaxweynihii hore Cali C\/llaahi Cosoble.<span id=\"more-76685\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-41690\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8.png\" alt=\"26b8\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/26b8-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sheekh Cusmaan oo saaka gaaray magaalada Jowhar ayaa shir haraa\u2019id oo uu ku qabtay waxaa uu sheegay in go\u2019aankii ay gaareen Xildhibaanada ay tahay mid sharci ah oo dastuuri ah sida uu yir.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in xilka si KMG ah uu u heyn doono Madaxweyne kuxigeenka Cali Guudlaawe Xuseen, waxaa uu tilmaamay in dhowaan la soo magacaabi doono Guddi doorasho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa si sharci ah xilkiisa ku waayay, Madaxweynihii hore Cali C\/llaahi Cosoble, aqlabiyada baarlamaanka looga qaaday, waxaa la farayaa Madaxweyne kuxigeenka in muddo 30 maalmood si KMG ah xilka u sii haayo\u201dayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa uu sheegay in Dastuurka Hirshabeelle uu farayo in muddo 30 cisho lagu soo doorto Madaxweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay beesha uu ka dhashay Madaxweynihii hore Cali C\/llaahi Cosoble inay isku soo sharaxdo xilka laga qaaday<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay dowladda Dhexe, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha inay arrintan ku garab istaagaan, isla markaana aanay ku dhinac marin.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqbalay xilka lagu wareejiyay ee KMG, isagoo soo dhoweeyay in beesha uu ka dhashay Madaxweynihii hore ay soo sharaxato qofkii bedeli lahaa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa sheegay inay sharci tahay xil&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41689","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":977,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41691,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41689\/revisions\/41691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41690"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}