{"id":41796,"date":"2017-08-19T18:23:52","date_gmt":"2017-08-19T16:23:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41796"},"modified":"2017-08-20T15:52:08","modified_gmt":"2017-08-20T13:52:08","slug":"akhriso-waxna-ka-ogow-gacan-ku-dhiiglenimada-cabdi-qaybdiid-xasuuqii-uu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41796","title":{"rendered":"Akhriso waxna ka ogow gacan  ku dhiiglenimada Cabdi  Qaybdiid &#038; Xasuuqii uu sameeyey"},"content":{"rendered":"<p>19 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Eedeysane\u00a0Cabdi\u00a0Xasan Qaybdiid oo ka mid ahaa\u00a0dagaal oogayaashii Colaadda sokeeyey ka\u00a0curiyey\u00a0\u00a0dalkeena 1991dii oo hadana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuridda Fadaraalka Soomaaliya isla markaasna ah gudoomiyaha Guddiga labada Aqal ee Baarlamaanka ee dib u eegidda Dastuurka Soomalaiya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-41797\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4.jpg\" alt=\"27a4\" width=\"539\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 539px) 100vw, 539px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Colaaddaas uu Cabdi\u00a0Qaybdiid ka mid aha abuurayaashii ayaa waxay sababtay Xasuuq, Dhimasho dad badan, barakicin iyo Tacadiyo\u00a0kala duwan oo loo gaystay muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>Xasuuqii uu Cabdi\u00a0\u00a0Qaybdiid gaystay <\/strong><\/h3>\n<p>Febraayo 1991dii, dagaal Gaakacyo\u00a0ka dhacay oo uu maxaabiis ku qabtay Cabdi\u00a0Qaybdiid, si bareer ah ah u xasuuqay, isagoo dadkaas inta uu qafaashay si wadar ah u laayey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-41798\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a.png\" alt=\"27a4a\" width=\"428\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a.png 428w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a-300x265.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a-90x80.png 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a4a-292x258.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Falkaas\u00a0\u00a0bahalnimada\u00a0\u00a0ah\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0ka hor \u00a0imanayaa xeerka Quruumaha Midoobey\u00a0ee\u00a0shirkii\u00a0Jeenefa\u00a0\u00a0(Jeneva Convention)\u00a0\u00a075. T. S. 135, 21kii Oktoobar\u00a01950,\u00a0kaas oo Soomaaliyana\u00a0\u00a0saxiixday 12kii Juun 1962dii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xeerkaasi\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0jideynayaa\u00a0in maxaabiista\u00a0goobaha dagaalka lagu qabto, leeyihii\u00a0\u00a0xuquuq\u00a0\u00a0daryeel\u00a0isla markaasna\u00a0\u00a0reeban\u00a0\u00a0tahay in la dilo ama\u00a0\u00a0si\u00a0\u00a0xun loola dhaqmo.\u00a0\u00a0Dowladdii\u00a0\u00a0ama qofkii\u00a0\u00a0ku xad\u00a0\u00a0gudbana\u00a0\u00a0xuquuqdoodana eedeysane\u00a0yahay\u00a0sida\u00a0\u00a0ku cad\u00a0qodoka 24 ee xeerkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Eedeysane\u00a0Cabdi\u00a0Qaybdiid, oo xeerkaas\u00a0jebiyey, waxaa\u00a0mar hore loo baahnaa\u00a0in lagu oogo\u00a0dacwad\u00a0falkiisa ka hor\u00a0\u00a0jeeda.\u00a0Nasiib darro,\u00a0waa\u00a0laga gaabiyey\u00a0in mar\u00a0hore hawshaas la meel mariyo.\u00a0\u00a0Fursaddaas waqtigeedii la dayacay haddaa\u00a0\u00a0dhab\u00a0\u00a0ahaantii\u00a0\u00a0loo baahan yahay\u00a0\u00a0in la hir geliyo\u00a0\u00a0Cabdi Qaybdiid na Dambigaas lagu oogo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Eedeysane\u00a0Cabdi\u00a0Qaybdiid,\u00a0oo\u00a0weli\u00a0faraha dhiig\u00a0\u00a0ku leh sharciguna ilaa hadda abaalkiisa\u00a0marin,\u00a0tii\u00a0hore\u00a0kaba sii darane\u00a0hadduu\u00a0\u00a0hamuun arooryo u qabaa inuu dhiig kale\u00a0\u00a0ku rakaato\u00a0dagaal \u00a0qabiilna\u00a0\u00a0huriyo, ayaa waxaa lagu sheegay in loo doortay inuu yahay gudoomiyaha Guddiga labada Aqal ee Baarlamaanka ee dib u eegidda Dastuurka Soomalaiya taasoo Yaab iyo Fajaciso ku noqotay dhamaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.<\/p>\n<p>.<\/p>\n<p>MAGACYADII dadkii intuu Gaalkacyo ka Qafaashay Cabdi\u00a0Qaybdiid uu xasuuqay ayaa AUN ah:<\/p>\n<p><strong>1-\u00a0Maxamuud Xaaji Xassan<\/strong><\/p>\n<p><strong>2-\u00a0C\/shakuur Maxamuud Cali Nuur<\/strong><\/p>\n<p><strong>3-\u00a0C\/rashiid Maxmuud Cali Nuur<\/strong><\/p>\n<p><strong>4-\u00a0Yaasiin Maxamad Qasaal<\/strong><\/p>\n<p><strong>5-\u00a0Cabdikariim Maxamuud Dhabanleexshe<\/strong><\/p>\n<p><strong>6-\u00a0Cismaan Maxmuud Dhabanleexshe<\/strong><\/p>\n<p><strong>7-\u00a0Xussein Afrax Ereg<\/strong><\/p>\n<p><strong>8-\u00a0Maxmad Xassan jaamac<\/strong><\/p>\n<p><strong>9-Maxamad Jaamc Xersi<\/strong><\/p>\n<p><strong>10-Maxamuud Qaalin Cadde<\/strong><\/p>\n<p><strong>11-Axamad Faarax Gurey<\/strong><\/p>\n<p><strong>12-Cabdullahi Abshir Gannaje<\/strong><\/p>\n<p><strong>13-Yaasiin Mire Isaxaaq (Yaasiin Dufanle)<\/strong><\/p>\n<p><strong>14-Xersi Warsame xaraare<\/strong><\/p>\n<p><strong>15-Axmad Faarax Warsame<\/strong><\/p>\n<p><strong>16-Bashiir Sheikhdoon Kadawe<\/strong><\/p>\n<p><strong>17-Maxamed Diiriye Khalaasi<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabdi\u00a0Qaybdiid ayaa hameenkii ay taariikhdu ahayd 24kii feb. 1991dii waxa uu magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ku XASUUSAY dad tiradoodu ay ahayd 707 qof, kuwaasoo aysan jirin wax ay galabsadeen oo aan ka ahayn Beesha ay kasoo jeedaay qaarkoodna waxa uu ku guray Ceelasha Biyaha magaalada laga cabo, dhiigoodana waxaa uu ku qoray darbiyada magaalada.<\/p>\n<p>Gabay uu abwaan Sangub tirayey ayaa waxaa ku jirtay tuduc oranaysa <strong>&#8220;ninkii dilayey yaw doodayee nabadba yaw u doonay&#8221;<\/strong> oo ka dhigan <strong>ninkii dhibaataynayey, dilayey, bililiqaysanayey, baabi&#8217;inayey ayaa la yiri madax ayaad waxaad noogu tahay samaynta sharcigii dalka lagu maamuli lahaa ee adigu noo soo samee, taasoo ah tan maanta taagan oo ah Cabdi Qaybdiidoow adigu dastuurkii noo soo samee, CAJIIB WAA DAL AAN LA RABIN INUU DEGO.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Australia, Victoria\u00a0\u00a0\u00a0state,<\/p>\n<p>Qore-Cabdi\u00a0\u00a0Aadan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Eedeysane\u00a0Cabdi\u00a0Xasan Qaybdiid oo ka mid ahaa\u00a0dagaal oogayaashii Colaadda sokeeyey ka\u00a0curiyey\u00a0\u00a0dalkeena 1991dii oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":7502,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41796"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41881,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41796\/revisions\/41881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41798"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}