{"id":41841,"date":"2017-08-20T11:25:49","date_gmt":"2017-08-20T09:25:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41841"},"modified":"2017-08-20T11:25:49","modified_gmt":"2017-08-20T09:25:49","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-u-dhoofay-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=41841","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>20 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41842\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a.jpg\" alt=\"27a5a\" width=\"555\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27a5a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya C\/nuur Max\u2019ed Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay safarka madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha JFS waxaa uu ku sii jeedaa dalka Masar, kadib markii uu casuumaad ka heley dhigiisa dalkaasi, wuxuu lakulmidoonaan madaxweynaha dalkaasi C\/fataax Al-sisi, waxaa ku wehliya safarka madaxweynaha xildhibaano, wasiiro oo ay kamidka yihiin wasiirada arrimaha dibadda iyo waxbarashada\u201d, Ayuu yiri Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo jaaliyadda Soomaaliyeed oo kunool magaalada Qaahira ayaa isku diyaarinaya sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen wefdiga madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka madaxweynaha uu ugu ambabaxay Masar ayaa yimid kadib markii casuumaad rasmi ah uu ka heley dhigiisa dalkaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-41841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1052,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=41841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41843,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/41841\/revisions\/41843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41842"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=41841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=41841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=41841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}