{"id":4194,"date":"2014-11-15T11:25:07","date_gmt":"2014-11-15T10:25:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4194"},"modified":"2014-11-15T14:13:01","modified_gmt":"2014-11-15T13:13:01","slug":"daawo-video-ceerigaabo-iyo-burco-ay-ka-dhaceen-mudahaadyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4194","title":{"rendered":"Daawo Video: Ceerigaabo iyo Burco ay ka dhaceen Mudahaadyo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacay\u00a0Ceerigaabo iyo Burco Mudahaadyo looga soo horjeedo in Kursiga gudoomiyanimada laga xayuubiyo Gudoomiyaha Baarmaanka Somalilan Cabdiraxmaan Cirro. Magaalada Burco waxaa maanta gilgilay mudaharaad aad u xoog badnaa oo lagu diidanaa Mooshinka laga keenayey Gudoomiye Cirro iyadoo halkaas ay ku dhaawacmeen inta loo Xaqiijiyey Puntlandes.com 4 qofood halka dhimashadu ay tahay 1 qof oo ahaa gabar ku ganacsanaysay Dukaan. Allah waxaan uga baryeyna in uu u naxariisto inta dhaawacana uu caafiyo. Waxaan ka codsanaynaa cid kasta oo ay qusayso in ay ka shaqeeyaan nabada ayna xakameeyaan arintan taagan.<\/p>\n<p>Halkan ka daawo mudaharaadkii Burco<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/8k8kCVQ9Z2s\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/rKABdh4uN-g\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Halkan ka daawo mudaharaadkii caarigaabo<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/soOPIpk1jBs\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacay\u00a0Ceerigaabo iyo Burco Mudahaadyo looga soo horjeedo in Kursiga gudoomiyanimada laga xayuubiyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4194","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1555,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4194"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4213,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4194\/revisions\/4213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}