{"id":4204,"date":"2014-11-15T13:42:38","date_gmt":"2014-11-15T12:42:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4204"},"modified":"2014-11-15T13:45:02","modified_gmt":"2014-11-15T12:45:02","slug":"kulankii-gollaha-baarlamanka-somalia-oo-natiijo-laaan-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4204","title":{"rendered":"Daawo Video:Kulankii Baarlamanka DFSoo natiijo la\u2019aan dhamaaday iyo qaylo iyo Sawaxan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(Pes): <\/strong>Fadhigii maanta barlamaanka DFS ee la isku dayayey in la Qaybiyo Moosnkii Sharcidarada ahaa \u00a0ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la\u2019aanta kadib markii at horistaageen Xildhibaanada u istaagay in ay u hoiiliyaan Sharciga Qaranimada Somalia.<\/p>\n<p>Waxaana gudaha xarunta baarlamaanka laga maqlayay heeso wadani ah oo ay ku luuqanayeen xildhibaanada mooshinka kasoo horjeeda.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Jawaari ayaa markii dambe isaga tagay xarunta golaha kadib markii uu xal u waayay inay xildhibaanadu jooojiyaan buuqa iyo fowdada.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa noqonaysa markii labaad oo uu fashil ku yimaado qorshaha la doonayo in barlamaanka lagu horkeeno mooshinka lagu ridayo reysal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa la dhawrayaa talaabada xigta ee uu qaadidoono madaxweyne Xasan Culusoow oo ablaab walba ka soo xirmay iminka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan ka daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/B57eN3lddEs\" width=\"630\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(Pes): Fadhigii maanta barlamaanka DFS ee la isku dayayey in la Qaybiyo Moosnkii Sharcidarada ahaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4204","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1524,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4204"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4207,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4204\/revisions\/4207"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}