{"id":42058,"date":"2017-08-29T13:13:05","date_gmt":"2017-08-29T11:13:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42058"},"modified":"2017-08-29T13:13:05","modified_gmt":"2017-08-29T11:13:05","slug":"dhagayso-wasiir-juxa-oo-ka-hadlay-goaankii-wasiirada-looga-mamnuucay-isticmaalka-saxaafadda-barajha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42058","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiir Juxa oo ka hadlay go\u2019aankii Wasiirada looga mamnuucay isticmaalka Saxaafadda &#038; Barajha Bulshada"},"content":{"rendered":"<p>29 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaliya mudane Cabdi Siciid Faarax (Juxa) ayaa ka hadlay go\u2019aankii Xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha \u00a0ee Golaha Wasiirada Soomaaliya looga mamnuucay inay Saxaafadda &amp; Barajha Bulshada isticmaalaan, iyagoo aanan fasax ka haysan Ra\u2019iisal Wasaaraha.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41058\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1.jpg\" alt=\"5a\" width=\"463\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1.jpg 4000w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/5a-1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 463px) 100vw, 463px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Juxaa oo la hadlaayay Idaacada BBC, ayaa sheegay wixii shaqada Wasaaradda arrimaha Gudaha ku saabsan inuu ka hadlo karo, maadaama uu yahay Wasiirka arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Wasiir Juxa ayaa yiri \u201cWaxaan la filayaa go\u2019aankaasi lama xiriirto shaqadeyda, anigoo kale hadda waxaan ahay Wasiirka arrimaha Gudaha, shirkaan anaga ayaan qaban qaabinay, tan oo kale fasax uma qaadaneyno, laakiin haddii ay noqoto arin kale oo Siyaasada dalka khuseysa oo aanan aheyn shaqadayda, malaha taas ayaa loola jeedaa tana ma khuseynayso, waan leeyahay facebook waan isticmaalaa, laakiin waan aqaan waxaan gelinaayo iyo inaan ka fiirsado waxa ay tahay.\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso wasiir Juxa oo BBC ka waraysatay arinkan<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-42058-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Aug 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaliya mudane Cabdi Siciid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1238,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42060,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42058\/revisions\/42060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}