{"id":42104,"date":"2017-08-30T23:02:22","date_gmt":"2017-08-30T21:02:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42104"},"modified":"2017-08-30T23:02:22","modified_gmt":"2017-08-30T21:02:22","slug":"dhagayso-rw-khayre-oo-sidii-caadada-u-ahayd-ka-noqday-goaankiisii-ahaa-in-golaha-wasiirada-ogolaansho-laaan-isticmaali-karin-warbaahinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42104","title":{"rendered":"Dhagayso: RW Khayre oo sidii caadada u ahayd ka noqday go&#8217;aankiisii ahaa in Golaha Wasiirada ogolaansho la\u2019aan isticmaali karin Warbaahinta"},"content":{"rendered":"<p>30 Aug 2017 (Puntlandes) Dhawaan ayaa waxaa kasoo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya warqad amar ah oo lagu farayo Golaha Wasiirada\u00a0<strong>inaysan isticmaali karin baraha bulshada iyo warbaahinta qeybaheeda kala duwan<\/strong>, iyagoo aan ogolaansho heysan Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-40950\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1.png\" alt=\"41b\" width=\"469\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-300x225.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-292x219.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/41b-1-638x479.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 469px) 100vw, 469px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa\u00a0sidii caadada u ahayd ka noqday go&#8217;aankaas aadka ay ummadda Soomaaliyeed ay ula yaabtay ee ahaa inaysan Golaha Wasiirada ogolaansho la\u2019aan isticmaali karin Warbaahinta qaybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Khayre \u00a0ayaa u bedelay go&#8217;aankiisii hore in Wasiir kasta uu ka hadli karo Wasaaradiisa arimaha khuseeya iyo shaqadiisa, \u00a0halka uu awal ahaa amarku inaysan isticmaali karin ama ka hadli karin waxna ku qori kari ogolaansho la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Khayre oo sidii caadada u ahayd ka laabtay go&#8217;aankiisii hore<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-42104-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Khayre.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Khayre.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Khayre.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Wasiirka arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaliya mudane Cabdi Siciid Faarax (Juxa) oo ka hadlay go\u2019aankii Xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha ee Golaha Wasiirada Soomaaliya looga mamnuucay inay Saxaafadda &amp; Barajha Bulshada isticmaalaan, iyagoo aanan fasax ka haysan Ra\u2019iisal Wasaaraha.<br \/>\nuxaa oo la hadlaayay Idaacada BBC, ayaa sheegay wixii shaqada Wasaaradda arrimaha Gudaha ku saabsan inuu ka hadlo karo, maadaama uu yahay Wasiirka arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Wasiir Juxa ayaa yiri \u201cWaxaan la filayaa go\u2019aankaasi lama xiriirto shaqadeyda, anigoo kale hadda waxaan ahay Wasiirka arrimaha Gudaha, shirkaan anaga ayaan qaban qaabinay, tan oo kale fasax uma qaadaneyno, laakiin haddii ay noqoto arin kale oo Siyaasada dalka khuseysa oo aanan aheyn shaqadayda, malaha taas ayaa loola jeedaa tana ma khuseynayso, waan leeyahay facebook waan isticmaalaa, laakiin waan aqaan waxaan gelinaayo iyo inaan ka fiirsado waxa ay tahay.\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso wasiir Juxa oo BBC ka waraysatay arinkan<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-42104-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Juxa.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nHalkana ka akhriso go&#8217;aankii hore<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42022\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d.jpg\" alt=\"27d\" width=\"756\" height=\"1008\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d.jpg 756w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Aug 2017 (Puntlandes) Dhawaan ayaa waxaa kasoo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya warqad amar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42104","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1526,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42104","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42104"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42104\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42106,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42104\/revisions\/42106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/40950"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42104"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42104"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42104"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}