{"id":42201,"date":"2017-09-03T11:06:49","date_gmt":"2017-09-03T09:06:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42201"},"modified":"2017-09-03T11:06:49","modified_gmt":"2017-09-03T09:06:49","slug":"akhriso-yusuf-garaad-oo-ku-amray-safiirada-shaqaalaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-inaysan-la-hadli-karin-warbaahinta-kadib-markii-uu-safiirka-usa-xaqiijiyey-warqadii-yusuf-garad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42201","title":{"rendered":"Akhriso Yusuf Garaad oo ku amray Safiirada &#038; Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda inaysan la hadli karin Warbaahinta kadib markii uu Safiirka USA xaqiijiyey warqadii Yusuf Garad"},"content":{"rendered":"<p>3 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arimaha Dibadda DFS Yuusuf Garaad Cumar ayaa amar culus kusoo rogay Safiirada &amp; Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kaasoo ah inaysan la hadli karin Warbaahinta,<\/p>\n<p>Amarka Yuusuf Garaad ayaa ka dambeeyey kadib markii uu Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykan Amb Axmed Cise Cawad\u00a0uu xaqiijiyey\u00a0warqadii Yusuf Garaad uu kaga codsay dawladda Maraykan taageero Milateri, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42176\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso qoraalka uu Yusuf qoray<\/a><\/span>.<\/p>\n<p>Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in aysan warbaahinta la hadli karin ogolaansho la\u2019aan, kaddib warqad ka soo baxday Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Danjire Cali Maxamed Cali.<span id=\"more-78123\"><\/span><\/p>\n<p>Warqada ayaa Taariikhdeeda dib loo dhigay iyadoo laga dhigay inay oo soo baxday dhamaadkii bishii July ayaa waxaa lagu wargeliyay Safiirada, Ergooyinka, Qunsulada in aanay la hadli karin warbaahinta kala duwan illaa ogolaansho rasmi oo sugan ka heystaan Xarunta Wasaaradda, ujeedada warqada ayaa ah in Yuusuf Garaad ku qaado dambi ah inuu amarkii fulin waayey Amb Axmed Cise Cawad.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la faray dhamaan Diblomaasiyiinta ay darajadooda ka hooseyso Danjire, Ergey joogto ama Qunsul waxaa ka mamnuuc ah la hadlida nooc kasta oo Warbaahin.<\/p>\n<p>Mudooyinkii dambe ayaa waxaa \u00a0caado u noqotay xukuumadda Raysul wasaare Xasan Cali Khayre isdabayaac iyo inay soo saarto qoraalo lagu qoslo oo\u00a0is-burinaya.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday wasaaradda Arrimaha Dibadda<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42202\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6.jpg\" alt=\"28a6\" width=\"720\" height=\"948\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6-228x300.jpg 228w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6-292x384.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/28a6-638x840.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>3 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arimaha Dibadda DFS Yuusuf Garaad Cumar ayaa amar culus kusoo rogay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1296,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42203,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42201\/revisions\/42203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42202"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}