{"id":42246,"date":"2017-09-05T13:07:07","date_gmt":"2017-09-05T11:07:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42246"},"modified":"2017-09-05T13:07:07","modified_gmt":"2017-09-05T11:07:07","slug":"rw-kahyre-oo-isku-dayaya-inuu-shacabka-somaliyeed-ku-dajiyo-itoobiya-aya-siideynaysa-maxaabiista-somaliyed-taagerada-uu-ka-haysto-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42246","title":{"rendered":"RW Kahyre oo isku dayaya inuu shacabka Somaliyeed ku dajiyo Itoobiya aya siideynaysa Maxaabiista Somaliyed &#038; taagerada uu ka haysto Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>5 Sept 2017 (Puntlandes) Saxaafadda dawladda ayaa waxaa laga baahiyey war kale oo CEEB ku ah dawladda Fadaraalka Soomaaliya kaasoo ah meeshii hadal iypo QANCIN laga sugayey inay lasoo shir tagaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Dhiggiisa Dalka Itoobiya Hailemariam Desalem kala hadlay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiista Soomaaliyeed oo ku harsan xabsiyada Dalkaasi, kuwaasi oo uu kamid yahay Wariye Max\u2019ed Aweys Muuddey (Boqorka Bartamaha).<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42192\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1.jpg\" alt=\"3\" width=\"555\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1.jpg 1161w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1-300x190.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1-768x487.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1-1024x649.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1-292x185.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/3-1-638x404.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/a><\/div>\n<p>Warkan ayey Wakaaladda SONNA ka heshey xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa lagu sheegay, in Ra\u2019\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uu \u00a0Khadka telfoonka kula hadlay raiisul Wasaaraha Itoobiya, waxaa ayna mas\u2019uuliyiintani ay siweyn uga wada hadleen ahmiyadda ay leedahay sidii ay xoriyadoodi dib ugu heli lahaayeen maxaabiista Soomaaliyeed, ee weli kujira xabsiyada dalkaasi Itoobiya.<\/p>\n<p><strong>Waxaaa kaloo hoosta uu ka xariiqay Xafiiska Khayre in Hailemariam Desalem Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya uu ka aqbalay codsiga uga yimid RW Khayre, isagoo muujiyay in Dowladda Itoobiya ay diyaar u tahay isgarab taaga\u00a0xukuumadda Khayre.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42121\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5.jpg\" alt=\"27e5\" width=\"415\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5.jpg 415w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27e5-55x55.jpg 55w\" sizes=\"auto, (max-width: 415px) 100vw, 415px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Dhawaan ayaa Dowladda Soomaaliya waxay u dhiibtay dawladda Itoobiya\u00a0Cabdikariim Qalbi-Dhagax o ka tirsan madaxda ONLF, taasoo ka hor imaanaysa Xeerarka Caalamiga ah, kuwa Muslinimada iyo kuwa Soomaalinimadaba.<\/strong><\/p>\n<p>28kii aug. 2017 ayaa dawladda Soomaliya u gacan gelisay dawlada Itoobiya Qalbi-Dhagax oo ka mid ahaa\u00a0\u00a0madaxda ONLF, taasoo dhalisay caro aad u xoogan oo ay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay ka qaadeen, ilaa iyo hadana kama aysan hadlin Xukuumadda Khayre, halka ay dawlada Itoobiya iyo madaxweynaha DDSI Cabdi maxauud ay ka hadleen.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa CEEB iyo Foolxumo kale ku ah DFS inay meeshii shacabku ka sugayeen inay ka qanciyaan sababta loo dhiibay Qalbi Dhagax ay maanta lasoo shir tagaan waxaan Itoobiya kala hadalnay inay noo soo dayso Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Sept 2017 (Puntlandes) Saxaafadda dawladda ayaa waxaa laga baahiyey war kale oo CEEB ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42247,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42246\/revisions\/42247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41063"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}