{"id":42252,"date":"2017-09-06T08:08:35","date_gmt":"2017-09-06T06:08:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42252"},"modified":"2017-09-06T08:16:31","modified_gmt":"2017-09-06T06:16:31","slug":"shir-deg-deg-ah-oo-maanta-la-isugu-yeeray-golaha-wasiirada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42252","title":{"rendered":"Shir deg deg ah oo maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Soomaaliya, maxay tahay sababtu?"},"content":{"rendered":"<p>6 Sept 2017 (Puntlandes) Golaha Wasiirada DFS ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya shir deg deg ah oo aan caadi ahayn, waxaana Wasiirada lagu wargeliyay in shirka isugu yimaadaan 10-ka subaxnimo ee saaka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-42023\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1.jpg\" alt=\"27d1\" width=\"615\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27d1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xalay ayaa Wasiirada fariimo loogu sheegay in kulan deg deg ah ay ka soo qeyb galeen loo diray, loomana sheegin ajandaha shirka.<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Shirka deg dega ah ee Golaha Wasiirada oo ku soo aaday xilli xasaasi ah, oo dowladda Federaalka ay wajaheyso xaalado ka dhashay FADEEXOOYIN isdaba joog ah oo ay ku kacday DFS:<\/p>\n<ul>\n<li><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42029\" target=\"_blank\">Dhacdadii Bariire iyo qaabkii ay dowladu u maaraysay ama ay uga hadashay<\/a>!!!<\/strong><\/span><\/li>\n<li><span style=\"color: #0000ff;\"><strong><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42143\" target=\"_blank\">Qalbi-Dhagax oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan ONLF oo\u00a0ay dowladu u dhiibtey dalka Ethiopia<\/a>.<\/strong><\/span><\/li>\n<li><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42021\" target=\"_blank\"><strong>Qoraalkii kasoo baxay Xafiiska Raysul wasaaraha ee looga mabnuucay Golaha Wasiiradda inay isticmaalaan Saxaafadda iyo baraha Bulshada<\/strong><\/a><\/span><\/li>\n<li><strong><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42201\" target=\"_blank\">Qoraalkii kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Dibadda\u00a0ee looga mabnuucay Shaqaalaha Wasaaradda iyo safiiradda<\/a><\/span>\u00a0inay isticmaalaan Saxaafadda iyo baraha Bulshada<\/strong><\/li>\n<li><strong><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42176\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">Qoraalkii FADEEXADDA Xambaarsanaa ee kasoo baxay Xafiiska\u00a0Wasiirka Arimaha Dibadda ee dawladda Maraykanka<\/span>\u00a0<\/a>looga baryayey inay duqayso Gobolada Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Dhexe, iyadoo lagu caddeeyey qoraalkaas in maadaama uu madaxweynuhu haysto Dhalasho Maraykan ah ay DFS uga fadhido caawimaad Milateri dawlada Marayanka CAJIIB<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa wali wax jawaab ah ka soo saarin dhacdadii Bariire inkastoo uu dhacay is afgarad dhex maray dowladda iyo odayaasha ka soo jeeda dadkii lagu dilay Bariire, kaasoo sababay in la aaso meydadkii la diidanaa in la aaso markii jahwareer uu ka dhashay cida leh mas\u2019uuliyada weerarkii Bariire.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xukuumadda iyo Madaxtooyada ayaa wali ka hadlin arrinta \u00a0C\/kariin Shiikh muuse (Qalbi Dhagax) oo todobaad ka hor loo gacan geliyay Itoobiya, waxaana tallaabadan ka dhalatay buuq siyaasadeed iyo cambaareyn ka timid Xildhibaano iyo siyaasiyiin.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo Xafiiska Raysul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegaya in \u00a0Dowladda Federaalka Soomaliya ay cadaadis kala kulantay Dowladda ethopia ee ku aadan arinta \u00a0C\/kariin Shiikh muuse (Qalbi Dhagax),islamarkaana mowqifka Dowladda Ethopia uu yahay in Dowladda Soomaliya ay qirato in ninkaas ay iyada gacan galisay. Shalay ayaa Xafiiska Raysul Wasaaruhu waxa uu shaaciyey i<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42246\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">n\u00a0Khayre uu khadka telefoonka shir kula qaatay Dhiggiisa Dalka Itoobiya Hailemariam Desalem<\/span> <\/a>taasoo looga dhaadhiciyey Qirashada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 Sept 2017 (Puntlandes) Golaha Wasiirada DFS ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya shir deg&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1411,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42252"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42257,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42252\/revisions\/42257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42023"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}