{"id":42332,"date":"2017-09-08T15:56:59","date_gmt":"2017-09-08T13:56:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42332"},"modified":"2017-09-08T15:56:59","modified_gmt":"2017-09-08T13:56:59","slug":"akhriso-warmutiyeedkii-laga-soo-saaray-shirkii-nabadaynta-gobolka-mudugee-puntland-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42332","title":{"rendered":"Akhriso warmutiyeedkii laga soo saaray shirkii nabadaynta Gobolka Mudugee Puntland &#038; Galmudug"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">8 Sept 2017 (Puntlandes) Shir 5 cisho ka spcday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo u dhaxeeyay maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa la soo gabagabeeyay maanta.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42263\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a.jpg\" alt=\"7a\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/7a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">Shirka ayaa waxaa looga hadlay sidii nabad waarta loogu soo dabaali lahaa guud ahaan Gobolka oo hoy u noqday colaad iyo amni daro.<\/div>\n<p>Shirka waxaa ka qaybgalay muddada uu socday mas\u2019uuliyiita laba maamul iyo odayaasha dhaqanka, waxaana laga soo saarey warmurtiyeed ka looban 10 qod<span class=\"text_exposed_show\">ob.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Qodobbada ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1- In laga hortago wixii keeni kara colaad iyo dagaal, lana joojiyo wixii dhaq dhaqaaq ciidan ah,lana hubiyo ciidamada labada dhan ay kala joogaan xeryahooda,si waafaqsan heshiisyadii xabad joojinta ee horey loo gaaray,lana kormeero goobaha colaaddu ka jirto.<\/p>\n<p>2- Waxaa lugu baaqay, laguna heshiiyay in lays la qaato nabad, lana gaarsiiyo guud ahaan dadka reer Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>3- Waxaa laysku afgartay in muddo 90 cisho gudahood ah lugu qabto shirweyne dib u heshiisiineed oo lugu xalinayo dhamaan khilaafaadka gobolka Mudug, labada maamulna ay dhisaan guddi farsamo.<\/p>\n<p>4- In labada maamul ay si dhameystiran uhirgaliyaan heshiiskii la saxiixay 22 June 2017 iyo kuwii ka horreeyayba.<br \/>\n5- In la furo waddooyinka xiran, lana kormeero hirgalinta heshiisyadii xabad joojinta.<\/p>\n<p>6- In la sii wado shirarka dib u heshiisiinta, lagana xisaabtamo wixii dhacdooyin laga soo billaabo dhacdadii Balibusle, maamuladuna ay ka taageeraan fududeynta xal u helista dhacdooyinkaas.<\/p>\n<p>7- In culuma\u2019udiinka, ganacsatada iyo jaaliyadaha gobolku ay si firfircoon uga qayb qaataan ka shaqeynta sidii lagu gaari lahaa nabad baahsan oo ka dhalata gobolka Mudug.<\/p>\n<p>8- Waxaa laysku raacay, lana dhisay guddi nabadda ka shaqeeya oo ka kooban 36 xubnood labada dhanba.<\/p>\n<p>9- In Guddiga nabadda labada dhan ay ka soo shaqeeyaan xeer lugu xakameeynayo dhacdooyinka fal dambiyeedyada.<\/p>\n<p>10- In fidno wade loo aqoonsado, meelna looga soo wada jeesto ciddii ka hortimaadda hirgalinta nabadda iyo dib u heshiisiinta dadka walaalaha ah ee Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Sept 2017 (Puntlandes) Shir 5 cisho ka spcday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1206,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42333,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42332\/revisions\/42333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42263"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}