{"id":42408,"date":"2017-09-11T08:10:46","date_gmt":"2017-09-11T06:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42408"},"modified":"2017-09-11T08:10:46","modified_gmt":"2017-09-11T06:10:46","slug":"aqalka-sare-oo-maanta-ka-kulmaya-goaankii-xukuumadda-ee-arrinta-qalbi-dhagax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42408","title":{"rendered":"Aqalka sare oo maanta ka kulmaya go\u2019aankii Xukuumadda ee arrinta Qalbi Dhagax"},"content":{"rendered":"<p>11 Sept 2017 (Puntlandes) Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kullan ka yeelanaya go\u2019aankii Xukuumadda ay ka qaadatay arrintii C\/kariin Qalbi Dhagax oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ururka ONLF, ayna xukuumaddu u\u00a0gacan geliyay dowladda Itoobiya.<span id=\"more-78693\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42409\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9.jpg\" alt=\"29a9\" width=\"543\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a9-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 543px) 100vw, 543px\" \/><\/a><\/p>\n<p>U dhiibista Itoobiya ayaa waxaa ka dhashay xiisad siyaasadeed iyo mid bulsho, iyadoo a si weyn uga \u00a0soo horjeesteen shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta oo Isniin ah ka doodaya arrinta Qalbi Dhagax iyo go\u2019aankii Xukuumadda ka qaadatay 6-dii bishan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa sheegay in Goluhu uu go\u2019aan ka gaarayo sax iyo qalad qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay kiiskan oo Xukuumadda ku furay xaalado siyaasadeed.<\/p>\n<p>Hadii uu Aqalka sare ka soo baxo\u00a0diidmo go\u2019aankii Xukuumadda waxay culeys wayn ku kordhineysaa Xukuumadda Khayre iyadoo tirtiraysa go&#8217;aankii ay xukuumadu wax uga bedeshay dastuurka dalka ee qeexaya Soomalinimada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Sept 2017 (Puntlandes) Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kullan ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1184,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42410,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42408\/revisions\/42410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}