{"id":42422,"date":"2017-09-12T19:03:25","date_gmt":"2017-09-12T17:03:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42422"},"modified":"2017-09-12T19:03:25","modified_gmt":"2017-09-12T17:03:25","slug":"guddiga-joogtada-ee-golaha-shacabka-oo-goaamiyay-in-berri-golaha-shacabku-ka-doodo-arinta-qalbi-dhagax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42422","title":{"rendered":"Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo go\u2019aamiyay in berri Golaha Shacabku ka doodo arinta Qalbi-Dhagax"},"content":{"rendered":"<p>12 Sept 2017 (Puntlandes) Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliyeed ayaa kulan uu maanta yeeshay ku go\u2019aamiyay in berri oo Arbaco ah\u00a0kullan uu yeelanayo Baarlamaanka ka doodo\u00a0arrinta \u00a0Cabdikariin Shekh Muuse Qalbi-Dhagax.<span id=\"more-78818\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42423\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2.jpg\" alt=\"29b2\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b2-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga joogtada ah ayaa ku wargeliyay xildhibaanada Baarlamaanka\u00a0kullankaas. iyadoo loo direy dhammaan xildhibaanada fariimo loogu sheegayo in ay ka soo qeybgalaan kulankan.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa uu yahay mid muhiim ah iyadoo arrinta Qalbi-Dhagax ay noqotay mid xasaasi ah kadib markii dhowaan Golaha Wasiirada kulan ay yeesheen ay dowlada ku qiratay inay u gacan gelisay Cabdikariin Cumar Maxamed Qalbidhagax.<\/p>\n<p>Kullan ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka ayaa kooram la\u2019aan u baaqday iyadoo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay ku eedeeyeen dowlada inay ka dambeysay in kulankaas uu baaqdo.<\/p>\n<p>Dhanka kale kulan ay shalay yeesheen shalay Senatarada Aqalka Sare ayaa waxaa hareeyay arrinta ka doodista\u00a0Qalbi-Dhagax,hase yeeshee cod loo qaaday ayaa dib loogu dhigey qodobkaas.<\/p>\n<p>Dowlada Federalka ayaa culeys weyn ku noqday arrinta ku saabsan Cabdikariin Qalbi dhagax iyadoo ay weli taagan tahay xiisada ka dhalatay u gacan gelinta dowlad Ethiopia sarkaalkan ka tirsanaa ururka ONLF.<\/p>\n<p>Khilaafka ka dhashay dhiibista Qalbi-Dhagax ayaa ku soo beegmaya iyadoo toddobaadka soo socda lagu wado in ra\u2019iisal wasaaraha dowlada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka qeybgalayo shirka Qaramada Midoobay oo ka dhacaya dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Sept 2017 (Puntlandes) Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliyeed ayaa kulan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1136,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42424,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42422\/revisions\/42424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42423"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}